Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Wakiil Wasaaradda Ciyaaruhu u igmatay UK oo lagu soo dhaweeyay London

Munaasibad lagu soo dhaweynayay wakiil cusub oo uu Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal dhawaan u magacaabay inuu u matalo dhalinyarada iyo bahda Ciyaaraha dalka Ingiriiska ayaa lagu qabtay magaalada London.

 

Waxa xafladaas ka qaybgalay dad badan iyo masuuliyiin badan oo ay ka mid ahaayeen Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale, Mohamed Najiib oo ah aqoonyahan dhinaca dhaqaalaha iyo siyaasadda ah, Miss Tina Marshall oo ka socotay ururka dhalinyarada iyo ciyaaraha degmada Bromley ee Magaalada London, Miss Dani Gordon oo u qaabilsan iskaashiga dhalinyarada ee degmada Bromley magaalada London.

Wakiillka Cusub Jaamac Axmed Olol oo goobtaas hadal ka jeediyey ayaa mahadnaq u jeediyay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

sidoo kale waxa uu sheegay in xilka loo igmaday uu wax wayn ka tari doono waxqabadka dhinaca dhalinyarada iyo ciyaaraha, waxaana ka mid ahaa hadaladiisii. “Marka hore waxaan u mahadcelinayaa Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal oo dhawaan xilkan ii soo magacaabay, itusayna qalbi furan fikrad cusub iyo dhiirigalin. waxa kale oo uu wasiirku ku amaanan yahay inuu dhalinyarada u furay albaab cusub oo hore u xidhnaa maadaama oo xilkani yahay kii ugu horeeyey ee noociisa ah.”

Jaamac Olol oo halkaa ka jeediyay khudbad dheer oo taabanaysa dhinacyo badan sida baahida dhalinyarada, kobcinta ciyaaraha kala duwan iyo walibana dalxiiska Somaliland ayaa waxa hadalkiisii ka mid ahaa; in dhalinyarta Somaliland ay u baahantay shaqo abuur maadaama oo camal la’aanta dhalinyarta Somaliland ay maanta marayso 82%. waxa kale oo uu sheegay in ciyaaruhu yihiin muhiim oo ay dhalinyarta ka badbaadiyaan dhibaatooyin badan rajana galiyaan.

Mar uu ka hadlay dhinaca dalxiiska wuxuu sheegay in Somaliland ay leedahay meelo badan oo taariikhi ah oo daxiisayaashana soo jiidan kara. tusaalayaasha oo wakiilku soo qaatay waxa ka mid ahaa gobolka Sanaag oo uu sheegay inay jirto goob shinbiraha aduunku ku nastaan marka ay tahriibayaan, taasoo soo jiidan karta dad badan oo aduunka ka mid ah oo jecel inay shinbiraha daawadaan afka qalaadna loo yaqaan (Bird watchers).

Safiirka Somaliland ee Ingiriiska Cali Aadan Cawaale oo isna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in lala shaqeeyo lana taageero Jaamac Axmed Olol, sagoo hadalkiisa sii watana waxa uu sheegay in shaqada iyo xilka Jaamac ay qayb ka tahay Somaliland UK Mission.

Rashiid Cabdi Quradhmaarke oo ka socday ururka Sport and Development Network ayaa sheegay in Somaliland aanay wax kaalmo ah ka helin ururka IOC iyo FIFA, taasina qaybta ciyaaraha ee Somaliland ay ka dhigtay mid aan xaaladeedu fiicnayn. Waxa kale oo uu halkaa ugu baaqay dadka reer Somaliland in ay gacan wayn ka gaystaan qaybaha kala duwan ee ciyaaraha. waxaanu u hambalyeeyay Jaamac Olol, isla markaana waxa uu u mahadceliyey Wasiir Cali Siciid Raygal.

Share
673589