Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhex Martay Laba Koxood Oo ay kala Hogaminayaan Laba Xildhiban Oo Burco ka Dhacday

Ciyaar Xiiso  Badnayd Oo Ahayd  Furitanka Garon Casri Ah Oo Laga Hiragaliyay Magaalda  Burco Ayaa Waxa Isku Haleelay Laba Koxod Oo ay Kala Wateen Xildhibaan Cabdi Laki iyoXildhibaan Mubarig(Bidhi) Iyada Oo Ay Koxda Mubarig( Bidhi) Ay Dhulka  Jiday Koxda Cabdi Laki  kadib Marki Ay Kabaha Kula Dul Mareen 4+2 -

 

Bilwagi Kubada Waxa Kubad Qurux Badan Shabaga Soo Tabsiyay Xildhibaan (Bidhi) Waxaanay ciyaartani ay ahayd mid ka duwan ciyarihii hore uga dhici jiray gobalka togdheer,

Kulankani  Oo Ula Jedkisu Ah In Madax Iyo Mijaba  Lawada Ciyari Karo Kubada

Cagata iyo Waliba Ciyaraaha  Fudud Isla markana  ah Mid  Lagu Dhiri Galinayay  Dhalinta G/Togdheer inay ku dhiradaan ciyaraha noocyadooda kale duwan,

Xildhibaan (Bidhi) Oo la hadlayay warbaahinta markii uu soo dhamaday ciyaartaasi ayaa waxa ka mid ahaa hadalidisii sida tan

 

“Aadbaan Ugu Farax Sanahay Garomada Casriga Ah Ee Magalada Ku soo Badanaya Kulankana Waxa Anu Uu Soo  Ababaulnay  Inana  Tusno Dadwaynaha Reer Somaliland   In Burco Tahay Hoyada Ciyaraha Soomaliland Reer Burco Waxan Kula Dar daramaya In Ay Horumarka meel Uga Soo Wada Jestaan  Kalinta Aay Ku Hogaminayean gobalada Somaliland ay so celiyaan”

Geba Gebadi Ciyaratasi Ayaa ku Soo Dhamatay Afar iyo Laba gool waxaanay guushu raacday kooxdaasi uu kabtanka u ahaa xildhiban mubaarig yuusuf bidhi,

 

Share
651242