Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Tartan Ciyaareed Lagu Xusayo 18 May Oo Furmay Goroonka Rooga Ah Ee Togdheer Tootball Academy

Ururka Somaliland Football Development Foundation Oo Lasoo Gaabiyo SFDF Ayaa Shalay Galinki Danbe Ka Furay  Wareeg  Goroonka Rooga ee  Togdheer Fotball Wareegani oo ay ku Wada Ciyaari Donaan Sideed Koxood taasi oo lagu Xusidoono 18may,

 Munaasibad Kooban oo Furitaan ah Oo Loo Samayay Koobkani Lagu Waynayno Xuska 18May ee Ay Soo Qabanqaabiyeen Ururka SFDF Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Qaar Ka Mida Xildhibanada Golaha Deeganka Burco,Bahda Ciyaraha,Saarikil Ku Xeel Dheer Ciyaraha  iyo Marti Sharaf Kale,

Waxana Ugu Horaynba Munasibadani Ka Hadlay Kabtanka Koxda Ku Ciyaaraysa(SFDF)Maxmed Yuusuf Dhoobir iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka SFDF Aya Si Isku Mida  Ugu  Dheeraday Muhimada ay U Asaaseen Ururkani iyo Waxyabaha uu Ka Shaqayn Doono waxa kale oo ka Waramay  Koobkani ay Manta Daahfureen Oo AY Ku Waynaynayaan Xuska Maalinta 18May oo Ee Gooni isku taaga iyo Midnimada Somaliland waxana Hadaladiisi Ka Mid ahaa Sida Tan” Ururkan   Ururka Somaliland Fotball Development Foundation waxa aanu usaasnay markaanu aragnay Baahiyo Badan oo ku Xeeran Ciyaraaha oo ubahaan in dhalinyarada had iyo jeed lasameeyo dhiirigalin si ay iskaga fogadaan aafooyinka qaran ee hadhayay ee ay kaw ka tahay Tahriibta  Qabyaalada iyo Cunista Balwadaha Waxana manta u taganahay furitaanka Koobkan oo aan ugu talo inaanu ku waynayno xuska 18 may oo maalin inaga suntan maalmaha kale oo aanu had iyo jeer u baahanahay inaan waynayno markaa koobkani waxa kale oo ka mid yahay kobob aanu ugu talo galnay inaan dhalinyarada kaga jeedino aafooyinka qaran ee Hadhayay oo urukanina ka shaqayn doono Hormarka iyo dhirigalinta dhalinyarada ama bahda ciyaraha”

 

 

 

Waxa iyaguna geestooda soo dhawayay  Xasan Botaan  iyo Kabtanka Kooxda SHaqale Team oo ahaa Qabandoona  Oo uga mahad naqay Ururkani sida fican ee ay had iyo jeer ugu heelan yahiin inay dhiiri galiyaan oo ay dhalinyarada ka jeediyaan aafooyinka hadhayay waxana hadaloodi ka mid ahaa sida tan”

Aniga oo ku hadlayaa garsorayasha ciyaraahani kale hagi doona waxa aan soo dhawaynayaa oo aan aad iyo aad uga mahadnaqayaa ururkan  Ururka Somaliland Fotball Development Foundation oo had iyo jeer utaagan dhiirigalinta iyo ka mashquulida aafoyinka hadhayay dhalinyarada oo mantana furay oo qabtay koob lagu waynaynayo maalinra inagu qaaliga ee 18may waxana aan leenahay waan soo dhawaynaynaa waana aan idinka mahadcelinayaa”ayuu yidhi xasan botaan

“aad iyo aad ayaan usoo dhawynayna waana uga mahadnaqaynaa cid kasta oo soo qabanqaabisay gar ahaan urukan Ururka Somaliland Fotball Development Foundation oo ah ubax usoo iftiimay dhalinyarada ama bahda aan oodwadaaga ku nahay ciyaraha waxan idin ku boorinayaa inaad halkaasi ka sii wadaan oo aad had iyo jeer dhirigalin usamaysaan Dhalinayarada ku Heelan Ciyaaraha”

Gabagabdiina waxa soo afmeeray Xildhibaan Mubaarig Bidhi oo ka mida xildhibanada Golaha Deeganka Burco  Oo uga mahad ceeliayay Ururkan SfDf ee soo qabanqaabiyay koonkani waxana uu kula dardaarmay xildhibaanku  Waxana hadaladiisi ka mid ahaa sida Tan”Runti waan ku faraxsanahay inaan idin kale soo qayb galo Munasibad Baladhan Oo Lagu Xusayo 18may waana Tageersanahay oo waan soo dhawaynayaa ururkani ukacay hiilka dhalinyarada iyo sida wanagsan ee uu udoonayo inuu ka jeediyo aafooyinka qaran ee hadhayay ee ay  ka mid yahiin tahriibta iyo waxyabaha la halmaala ka deegan ahaan waan soo dhawaynaynaa  oo waan la shaqaynaynaa”

Ugu Danbayntii Wareegani ayaa Manta si Rasmiya Uga Furmay Gorankaasi Isla markaana Nasiibka Uyeeshay Ciyaartii Kobaad oo ay Wada Ciyareen Kooxda ku Ciyaaraysa Magaca Ururka (SFDF) iyo Kooxda Shaqale Team wana La Filayaa In Ciyarahani lasoo Gababgabeeyo Malinta 18may. 

 

 

 

 

Share
651245