Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Dabaal Degi Barcelona indho Qabsigii Ciyaaryahanada Juventus iyo Wacdarihii Xalay

Ciyaaryahanada kooxda Barcelona aya mar kale noqday isla markaana awoodooda ciyaareed ay u suura gelisay inay isku darsadaan saddex koob oo kan ugu muhiimsan uguna danbeeyey uu aha koobka ChampionsLeague oo ay kaga guulaysteen kooxda reer Talyaani ee Juventus oo ku garaceen 3-1.

ciyaaryahanada kala ah Rajitic, Suarez iyo Neymar aya goolasha u xalaaleeyey koobka u kala dhaliyey halka gool sharafka kooxda juventus uu dhaliyey ciyaaryahanka weerarak uga ciyaara ee Morata daqiiqadii 55 aad e qeybtii labaad ee ciyaarta.

 

Andrea iniesta aya isagu noqday ciyaaryahanka ugu fiican kulankaas isaga oo sidoo kale aha ciyaaryahanka laha hal abuurka goolasha ay dhaliyeen kooxd reer Catalan ee Barcelona.kabtanka kooxda Barcelona ee Xavi oo kulankani u aha gebo gebadii wakhti ciyaareedkii Barcelona aya kulankan bedel ku soo galay ,isaga oo lagubadelya waay araga kale ee Iniesta isaga oo garoonkana ku jiray 13cdaqiiqadood oo keliyua balse nasiiib u helay in la gudoonsiiyo koobka dhaga weynaha oo ah kii ugu danbeeyey uu qaado kooxda Barcelona maadaama u sannadka danbe ku biiri doono koooxd ka dhisan wadanka Qatar ee Al Sadd.

 

Weeraryahanada kooxda Barcelona e Messi , Suarez iyo Neymar aya iyagu sannadkan oo keliya u dhaliyey kooxda Barelona 122 gool  guud ahaan kulanadii ay ciyaartay kooxda Barcelona iyaga oo sidoo kale kulankan ah ahayeen ciyaaryahanada guusha u horseeday kooxda Barcelona halkla ciyaaryahanka Leo Messi u isagu si gaara ugu guulaystay ciyaaaryahanka ugu goolasha badan horyaalak Champion League .

Share
651244