Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Yaa Ka Masuul Ah Dib U Dhaca Weyn Ee Ku Yimid Sports-Ka Somaliland: Qalinkii Cismaan Saleebaan (Laba-qori)

July 8, 2015 - Written by Naasir Aadan

Laga Joogo Muddo 20 Sano Ah Oo Kasoo Wareegtay Aaasaaskii Dalkeena Somaliland Waxa Maalinba Maalinta Ka Dambaysa Dib U Dhaca Weyn Ku Imanayaa Dhamaan Sport-ska Somaliland , Kaasi Oo Dhinac Walba Leh Sida Kubada Cagta , Basketball-sha Ororoda Kala Duwan iyo Dhamaan Qaybaha Kale Ee Sports.

 

Hadaba Suaasha Meesha Taala Maxaa Ugu Wacan Dib u dhaca Joogtada ah ee ka dhex socdaa dhamaaan xidhiidhada kala duwan ee sports-ka somaliland.

Aniga Oo Cismaan Saleebaan ( labaqori ) ahna Ciyaartooygii Hore oo u soo taagnaa waxaan markhaati ka ahay dib u dhacaa maalin walba jiitamayay , waxaanan fikir ahaaan aaminsanahay in ay ka dambayso maamulka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha . kuwaasi oo aan u arko qaar fadhiid ah oo ka gaabiyey shaqadii loo direy in ay abaabulaaan dhalinyarada somaliland . waxaana tusaale kuugu filan inaanu jirin federation si fiican u shaqaynaya,oo gudan kara dhamaan hawlaha sport ee baahsan,iyo hawlwadeenadii ka shaqayn lahaa xidhiidhadaa kala duwan, hadaan si kooban uga hadlo xidhiidhka kubada cagtu waa ururka ugu balaadhan xidhiidhada kale , waxaana ka shaqayn kara dad fara badan ,waana inuu leeyahay laamihiisa kala duwan ama departemation waxa afka qalaad lagu yidhaahdo,oo transparency ah waa inuu yeeshaa oo maaamulkiisa iyo maarayntiisuba ay la socoto ,iyo dad farsamo oo wax ka yaqaana kubada cagta rule and regulationka kubada cagta. xafiiska xidhiidhkuna yhy mid la garan karo oo sida ururada la yaqaano u shaqeeya.

Qalinkii: Cismaan Saleebaan (Laba-qori)

 

Share
651240