Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Guddiga Qabaanqabada Gobolka Maroodi Jeex Ee Tartaanka Ciyaaraha Gobolada Oo Dhalilay Masuliyinta Gobolka

Guddomiyaha gudiga qabaanqabada ee qaabilsan gobolka maroodi jeex ee tartanka ciyaaraha gobolada Khalil Cisman Sabaan (Khaliil Cagoyare) ayaa jeediy baaq iyo dhaliilo isugu jirta uu direy masuliyinta gobolka Hargeysa inay kaalintoodi ka gaabiyeen ee diyaar garowga ciyaaraha gobolada, oo la filayo inay bishan aanu ku guda jirno ay qaabsoonto.

 

Gudomiyee khaliil Cisman sabaan ayaa tilmaamay inay ciyaartooda gobolka maroodi jeex isla markaana ka qayb geli doona tartaanka ciyaaraha gobolada niyad jabsan yihiin, madaama aanay wax dhirii gelin ah iyo ababuul ah ka helin masuuliyinta gobolka ay uu ciyaarayan ka hayne, halka gobolada kale ay masuuliyintoodu ay la barbar tagaan yihiin hiil iyo hoo ba ciyaartooda ka socda gobolkaas.

“Iyadu ay ciyaarihi goboladu ay food inagu hayso oo bishan ay bilaabmayan ciyaaruhu, masuuliyinta gobolka maroodi jeex wax xil ah iska saarin waajibkii ay ciyaartooda uu mateeli doona gobolkan wax dhaqalee ama dhirii gelin ah aanay siin ila wakhtigan. Waxana aanu ka coodsanayna masuliyinta gobolka Hargeysa ay xilkii iyo waajiibkii ay ciyaartoda ka qayb galayaa tartanka ciyaaraha gobolada ku lahayeen, anigu ku hadlaya magaca gudiga qaban qabada ee gobolka Hargeysa.

Waxad arkaysa gobolada kale oo ay masuuliyintoodi iyo ganacsataduba la barbar tagaan yihiin ciyaartoododa oo ay dhirii gelin iyo wixi ciyaartoodu u baahdan keenaya, sidoo kalena gobolka maroodi wa gobolka ay ku taalo cassimaada dalka oo dhan isla markana ay ka dhaqaalo badan tahay gobolada kale ee dalka, sida awgeed waxa aan ugu baaqaya badhaasaabka, mayaarka iyo ganacsataada gobolka dhamaantood ay kaalintoodi ee gobolka maroodi jeex ka qayb qataan oo ay u soo gurmadaan ciyaartoyda kolayga, cagta iyo oroodada” Sidana waxa yidhii gudomiyaha gudiga qabanqaabada maroodi jeex.

 

 

Share
651259