Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Ka Hadlay Garoonka Labaad Ee Lagu Goglayo Rooga Cagaaran

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarrada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Axmed Cabdi Kaahin ayaa sheegay in rooga cagaaran la dhigi doono garoonka kubadda cagta ee Alamsay Stadium ee magaaladda Burco.

 

 Wasiir Ciyaaraha ayaa sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay shalay garoonka kubadda cagta ee Alamsay ee magaaladda Burco oo lagu qabtay ciyaar saaxiibtinimo oo dhex martay labada kooxood ee duulista iyo hawada iyo kooxda City Plaza Hutel. Waxaanu wasiirku ku amaanay labada kooxood ciyaarta ay soo bandhigeen.

 

 

 

”Labada kooxood ee City Plaza iyo Duulista hawada ee ciyaartan saaxiibtinimo ku dhex martay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer, aad baan u soo dahwaynayaa. Ciyaartan oo sidii la rabay u dhacday waxa ay na tustay in aanay waxba ka jirin wixii Burco laga sheegi jiray oo arrintaasi dhamaatay oo ay tahay meel nabadeed,”ayuu yidhi Wasiir Axmed Cabdi Kaahin.

Wasiirku waxa uu Balan-qaaday in rooga cagaaran sannadkan la dhigi doono garoonka Alamsay ee magaalada Burco waxaana uu yidhi “Waxa aanu balan ugu qaadaynaa reer Burco in sannadkan aanu dhigno roogii garoonka Alamsay si aanay mar dambe jilbuhu aanay u mudhxin.”
Wasaarada Ciyaaraha ayaa sannadkan rooga cagaaran dhigtay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium

Share
651257