Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

TARTANKI CIYAARAHA GOBOLADA OO 10 CISHO DIB LOO RIIXAY

Hargeisa, (Somal Sports) Tartankii  Ciyaaraha gobolada somaliland qaybtiisii hore ee is reeb-reebka gobolada ayaa waxa ku yimid din u dhac 10 Maalmood ah.

Tartankan oo loo qorsheeyay inuu ka furmo Boorama iyo Burco ayaa waxa ku yimid dib u dhac uu shalay ku dhawaaqay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Axmed Cabdi Kaahin. waxaanu dib u dhignay tartankii ciyaraha gobolada qaybtisii hore ee is reebreebka ee ku qabsoomayay Borama iyo Burco, ka dib markii ay naga soo codsadeen masuuliyiinta goboladaas  iyadoo ay u baahdeen in loogu darro muddo 10 maalmood ah, ayuu yidhi Wasiirku, waxa kale oo uu artinas raaciyay in tartanku furmi doono 20 September  waxayse u sheegeen inaanu qaybta danbe ee tartanka wax dib u dhac ahi ku iman " Tartanka qaybtisii dambe ee ku qabsoomaysay Hargeisa waxba iskama bedelin mudadii uu bilaabmayay oo ahayd 1 October 2015 

Share
651255