Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Maroodijeex Oo Guul Ka Gaadhay Buuhoodle

Xulka Difaacanaya horyaalnimadii u dambeysay ee ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Maroodi Jeex ayaa dur-duro ku dhaafay oo kaga adkaaday 3-2 xulka Gobolka Buuhoodle, ciyaaraha Isreeb reebka tartanka Gobolada Hormooyinka ku ciyaaraya magaalada Boorama.

 

Ciyaarta oo ahayd mid aad u adag una xamaasad badnayd ayaa ku bilaabatay jawi deggen kadib markii kulankii furitaanka ee Shalay ay rabshado dhagax tuur ahi hadheeyeen, kaas oo xidhiidhka kubada cagtu digniino ka soo saaray.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayay u suurto gashay xulka gobolka Maroodi Jeex inay la yimaadaan gool ay hogaanka ciyaarta ugu qabteen, balse Buuhoodle oo aan ka laalaadin dhinaca weerarka ayaa iyaduna isla qaybtii hore intii aanay dhamaanin goolka bareejaha ah shabaqa ku ruxday, 1-1 ayaana lagu kala nastay.



Markii la isu soo noqday, xulka Buuhoodle oo aad moodaysay inay isa soo cannaanteen ayaa la soo gallay dar-dar lama filaan ah iyo weeraro joogto ah oo aakhirkii suurto galliyey inay ciyaarta hogaanka u qabtaan goolka labaadna la yimaadaan.

Xulka Maroodi Jeex ayaa iyaguna jawaab ka bixiyey  oo goolka barbaraha iyo kii guushaba isu raaciyey, sidaana waxay 3-2 ugaga adkaadeen xulka Buuhoodle oo sanadkan u noqonayso markii koobaad ee ay ka soo qayb galaan ciyaaraha gobolada Jamhuuriyada Somaliland.

 

Share
651268