Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

War Deg-dega: Xulka Kubadda Cagta Gobollka Maroodi-Jeex Oo Caawa Guura-gal Ku Soo Galay Hargeysa

Ka dib markii galabta la hakiyay kulankii u dhaxeeyay labada xul gobol ee Maroodi-Jeex iyo Awdal, kulankaas oo ku tirsanaa is reeb-reebka ciyaaraha kubadda cagta gobollada Galbeedka Somaliland.

 

kulankan oo ahaa mid aad u xiiso baddan laakiin waxaa mar qudha ay ciyaartii isu bedashay mid rabshado hadheeyeen ka dib markii gobollka Maroodi-Jeex oo 1-0 ciyaarta ku hogaaminayay garsooreyaashii dhex-dhexaadinta ciyaarta hayay ay rigoore ku dhigeen xulka gobollka Maroodi-Jeex, waxaana go’aanka garsoorka ka biyo diiday ciyaartoyda Maroodi-Jeex, waxaana halkaasi ka billawday shiid iyo rasaas.

Ciidamada Booliska ee garoonka ammaankiisa sugayay ayaa rasaastii ay ku kala dareerinayeen jamaahiir rabshado abuurayay, waxaana rasaastaasi ku naf waayey wiil dhallinyaro ah, halka uu mid kalena ku dhaawacmay.



 

Haddaba goor dhawayd oo aan sidaas u sii fogeyn ayaa ciyaartoyda xulka kubadda cagta gobollka Maroodi-Jeex ay soo gaadheen caasimadda Hargeysa iyaga oo weli xidhan direyskii ay kulankii Awdal kula ciyaarayeen xidhan.

Qaar ka mid ah ciyaartoyda Maroodi-Jeex ayaa u sheegay shabakadda Cadalool inay tahli waayeen ku laabashada gurigii ay ka deganaayeen magaaladda Borama, lafahoodana uga baqeen in wax lagu yeelo, waxaan ay intaasi ku dareen in hanti wixii ay sitteen oo dhami ay u yaaleen gurigii ay deganaayeen, sidaasna ay ku soo garab mareen oo ay Hargeysa ugu soo laabteen.

Haddba wixii warar soo kordha waanu idinla socodsiin doonaa

 




Share
651254