Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Waxay Ku Fashilantay Shaqadii Ay Qaranka U Haysay

Marka aynu eegno,waaxda dhalinyarada waxa ay wasaaradu si xun ugu fashilantay wacyi galinta iyo jihaynta dhalinyarada Somaliland

 

Wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiisku waxa ay ka kooban tahay saddex qaybood oo kala ah waaxda dalxiiska,waaxda ciyaaraha iyo waaxda dhalinyarada. Wasaaradu waxa ay si cad ugu guuldaraystay saddexda waajiba,tusaale ahaan waaxda ciyaaraha waxa u markhaati ah guuldaradeed ciyaaraha gobalada ee hada taagan,waxa ay dajin kari waayeen jadwal sax ah iyadoo tiraba dhawr jeer dib  loo dhigay. Waxa kale oo ay siyaasad cad u dajin kari waayeen horumarinta ciyaaraha Somaliland

 

qaybahooga kala duwan,tababarida iyo kobcinta awooda garsoorayaasha kubada iyo waliba hirgalinta naadiyo si rasmi ah u hawl gala oo leh xidhiidh kubadeed qaran oo madaxbanaan.

Marka aynu eegno,waaxda dhalinyarada waxa ay wasaaradu si xun ugu fashilantay wacyi galinta iyo jihaynta

 

 

dhalinyarada Somaliland,haday noqon lahayd ka wacyi galinta tahriibta,balwadaha iyo wixii la hal maala. Waxa ay tahli kari wayday in ay halabuurto afkaaro dhalinyarada shaqo loogu abuurayo. Dhalinyaradu waa dadka ugu badan Somaliland ee hadana aan ka helin wax adeega wasaarada dhalinyarada.

 

Waaxda saddexaad oo ah waaxda dalxiiska iyada waxa aan odhan karaa maba fahansana masuuliyiinta wasaarada joogaa muhiimada ay waaxdani ku fadhido iyo waxa looga dan leeyahay toona,iyo waliba halka ay kaga hagaagi lahaayeenba. Waa hawl shaqo abuur looga samayn lahaa dhalinyarada Somaliland balse waxa lafta ka jabiyay masuuliyiinta wasaarada oo u qaatay wasaarada bakhtiyaanasiim amba lottery ay heleen.

 

Kaahin Ardaale

 

Share
651267