Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • July 25 (The Sports Xchange) - Free agent point guard Derrick Rose signed one-year contract with the Cleveland Cavaliers on Tuesday. Rose met with newly named general manager Koby Altman and other Cavs officials on Monday, just three days after[…]

    Read more...
  • The league’s best players have decided in recent years to play together on superteams. But if Kyrie Irving leaves Cleveland, the Cavs star would be choosing the opposite.

    Read more...
  • Adam Silver says Seattle will be on a "short list of cities" as candidate for expansion team The city lost the Sonics in 2008.

    Read more...
  • NBA: Toronto Raptors sign guard Lorenzo Brown to two-way deal The Toronto Raptors signed guard Lorenzo Brown to a two-way contract, the team announced Tuesday. Brown, 26, averaged 3.3 points, 1.7 rebounds and 2.3 assists in 63 career NBA games with the Philadelphia 76ers (2013-14), Minnesota Timberwolves (2014-15) and Phoenix[…]

    Read more...
  • Report: Portland Trail Blazers trading Allen Crabbe to Brooklyn Nets The Portland Trail Blazers are sending guard Allen Crabbe to the Brooklyn Nets for forward Andrew Nicholson, according to ESPN. The Nets had signed Crabbe to a four-year, $75 million offer sheet last offseason, but Portland matched the offer. Consequently,[…]

    Read more...

Other sports news

  • LIVE: Tottenham vs. Roma Red Bull Arena will play host to the International Champions Cup showdown between the Italian side and Spurs. Follow along LIVE

    Read more...
  • 'It's my gut feeling' - Pique says Instagram post was just his opinion on Neymar After his "he stays" Instagram post on Sunday, the defender says it was merely his feeling on the Brazilian's future with the Spanish side

    Read more...
  • 'We’re better than last season and the spirit is fantastic' - Mourinho optimistic of Man Utd title challenge The manager is confident his players will put up more of a fight in the league this season but remain outsiders to lift the trophy

    Read more...
  • Emery bats away questions on Neymar with talk of preparation PSG's chase of the Brazilian brought no response from the club's coach, who moved nimbly into talk of getting ready for the next match

    Read more...
  • Barcelona transfer news: The latest & LIVE player rumours from Camp Nou Goal summarises the biggest transfer talk involving Barcelona as the Catalans seek an improvement in their fortunes

    Read more...

Somaliland: Sharciga Ciyaaruhu Muxuu Ka Qabaa Ciyaartoyada Sool Iyo Xaysimo Ee Puntland U Ciyaaray?

Bishan October aakhirkeeda waxa Somaliland ka bilaabmi doona ciyaarihii gobollada Somaliland oo lagu qaban doono magaalada Hargeysa

, kuwaas oo tiradoodu noqon doonto siddeed gobol oo ka soo kala baxay laba hormo goboleed oo ku soo kala ciyaaray Awdal iyo Togdheer.

Gobollada ka qayb-gelaya ciyaarahan oo kala ah: Sool, Snaag, Xaysimo, Daadmadheedh, Awdal, Gabiley, Hawd iyo Saaxil, ayaa waxay bilaabeen diyaar garow iyo is xoojin.

Gobollada Sool iyo Xaysimo waxa ciyaartoygeeda qaar ka mid ah ay dhowaan ka qayb-galeen tartankii maamul gobolleedyada Somaliya ee lagu qabtay Muqdisho iyagoo ku ciyaarayey magaca maamul gobolleedka Puntland oo ay kula guuleysteen koobka.

Haddaba, muxuu sharciga ciyaaraha Somaliland ka qabaa in ciyaartooyo u ciyaaray maamul gobolleedyada Somaliya qaar ka mid ah, ay haddana u ciyaaraan gobollo Somaliland ah?

Guddoomiyihii hore ee xidhiidhka kubadda cagta Somaliland Md. Cabdillaahi Khayre Cawaale (Gacal), oo su’aashan ay shabakadda ciyaaraha ee CADALOOL weydiisay si uu faahfaahin uga bixiyo waxa sharcigu ka qabo, maadaama uu ahaa guddoomiyihii udub-dhexaadka u ahaa samaynta shuruucda ciyaaraha ee dalka, ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay sidan:

“Sideedaba ciyaartoyga ama ciyaaruhu siyaasad ma laha, sida kaliya ee ay ku noqon karaana waa iyagoo xulka qaranka metelaya inay xul qaran oo kale u ciyaaraan. Laakiin sida kale, ciyaartoyga waa sida kuuliga oo kale oo wuu xoogsanayaa, sharci qabanaya oo u diidaya in uu kooxo kale usoo ciyaarona ma jiro.”

Cabdillaahi Khayre Cawaale oo ah khabiir dhinaca ciyaaraha ah, waxa uu intaa ku daray: “Tartankan gobollada sharcigu wuxuu dhigayaa in liiskii hore ee ciyaartoyga gobollada ee hore loo hayey ay u ciyaaraan gobol kasta, magacyada, lambarrada iyo tiraduba waa inay intii uun ahaadaan. Duruufo way dhici karaan ooh al ciyaartoy iyo lababa waa la waayi karaa, laakiin sharcigu sidan ayuu dhigayaa.”

Si gaar ah isagoo u taabanaya ciyaartoyga ka soo ciyaaray Somaliya, waxa uu yidhi: “Waxa saamayn ah kuma yeelanayaan dalka iyo shuruucda, waana shakhsiyaad. Wax u diidaya inay gobolladooda u ciyaaraanna ma jirto.”

Isaga oo sii faahfaahinaya tirada ciyaartoyga ajaanibka ah ee loo ogol yahay inay naadiyada waddanka u ciyaaraan, waxa uu yidhi: “Ciyaartoygu heshiis ayuu ku yimaaddaa, kooxahana waxa loo ogol yahay in ay u ciyaari karaan afar ciyaartoy oo ajaanib ah”

Ugu dambayn, Gacal waxa uu tibaaxay in xaaladda ciyaaraha waddanku ay meel fiican marayso wakhtigan, isla markaana ay u diyaarsan yihiin shuruucdii lagu kala hagi lahaa, laakiin loo baahan yahay in la joogteeyo tartamada si aanay ciyaartoygu ugu hanqal taagin inay gobollo kale ka soo ciyaaraan.

 

Xigasho Cadalool

Share
524674