Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • ATLANTA (AP) -- Dennis Schroder scored 26 points and the Atlanta Hawks used a 30-point third quarter to snap a three-game losing streak and beat the New York Knicks 116-104 on Friday night.

    Read more...
  • The reality is that Derrick Rose may no longer have a place in the NBA The former MVP can’t perform offensively, can’t defend and now teams can’t trust him to stay committed.

    Read more...
  • Steve Kerr uses playing cards as his latest pregame prop for Warriors news Steve Kerr continued his new tradition of bringing out a different prop to let the media tweet the latest Warriors news...

    Read more...
  • The Boston Celtics blasted out to a 28-point lead in their highest-scoring first half of the season, putting in 73 before the break and holding on for a 118-103 victory over the Orlando Magic

    Read more...
  • Celtics get off to strong start, cruise to 118-103 win over Magic So much for the Celtics being hungover after losing the winning streak. They jump on the Magic early and never lose control of the game as they cruise to a 118-103 win.

    Read more...

Other sports news

  • Barcelona transfer news: The latest & LIVE player rumours from Camp Nou Goal summarises the biggest transfer talk involving Barcelona and potential ins and outs ahead of the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Klopp hits back at Conte: They have the best Christmas schedule Ahead of the crunch tie against the Blues, the Liverpool boss believes scheduling has not given his side any kind of advantage over the London club

    Read more...
  • Wenger not bothered by Ozil transfer speculation The midfielder's rumoured departure from the Emirates Stadium is not a primary concern, according to Arsenal's manager

    Read more...
  • Mourinho slams Mkhitaryan for disappearing in matches The midfielder is set for a recall to the Manchester United squad against Brighton but his manager has not been pleased with his recent displays

    Read more...

WASAARADDA CIYAARAHA SOMALILAND OO HORMUUD U NOQOTEY MIDAYNTA MAB’DA’A SOOMALI WAYN IYO KULAMO CIYAAREED XIDHIIDH LA LEH OO AY KU QABATAY DALKA.

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa hormuud u noqotay Midaynta Midnimadii mab,da,a Soomali wayn ee la soo gabo gabeeyey 18 kii may 1991 dii.

 Waxaana gudaha Somaliland todobadyadii ugu dambeeyey ku sugnaa Koox dhalinyaro ciyaartoy ah kuwaasi oo ka yimi dalka Austareliya iyaga oo kulamo ciyaareed ku soo kala ciyaaray dhamaanba maamul goboleedyada dalka Somaliya iyo magaalada Caasimada ah ee Muqdisho iyada oo ay xusid mudan tahay in ay yihiin dhalinyaro Soomaliyeed oo qurbo joog ah.

Kooxdan oo kulamadooda ciyaaraha loogu magac daray ciyaaraha Nabada Somaliya ayaa waxa ay dhawaan kulamo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ay ku kulmeen Kooxda ku ciyaarta Magaca Wasaaradda Xanaanada Xolaha Somaliland kulankaasi oo ku soo dhamadaay 1 iyo 0 Guushu ku raacday Kooxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland.

Dhanka kale waxay kulan kale isku arkeen Garoonka Hargeysa Stadium kooxda horyaalka Kubada Cagta Somaliland ee Xulka Gobolka Awdal taasi oo ciyaartaasi ku so idlaatay 3 iyo 2 ay guushu ku raacday kooxdii ka socotay Austareliya eek u ciyaaraysay magaca Soomali wayn.

Masuuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa dalka ku soo dhaweeyey kooxdan iyada oo ay xusid mudan tahay in koox ka socotay Somaliland gaar ahaan kooxda Kubada Kolayga oo ciyaaraha bariga iyo badhatamaha Africa ka qayb gashay horaantii sanadkan ay ka codastay kooxdii ka socotay Somaliya in ay kulan saaxiibtinimo la ciyaaraan balse arinkaasi waxa ka diiday kooxdii ka socotay Somaliya oo qiil uga dhigatay in ay yihiin hal dal oo isku mid ah Somaliland iyo Somaliya wax ciyaar ahna ayna yeelan karayn mar hadii ay yihiin dal kaliya waa sida ay aamisan yihiine.

Balse arinka haatan ee kooxdan ku ciyaaraysa Magac midnimada iyo Soomali wayn ee ay Wasaaraddu dalka ku soo dhawaysay ayaa dhabar jab ku ah mudnimada Qaranka Somaliland maadaama ay kooxdani ku ciyaarayso magaca Somaliya oo mid ah ujeedaddooduna tahay sidii la isku dhex gali ahaa dhinaca bulshada iyo dhalinyarada waxaaa ciyaaraha ay ciyaarayaan loogu magac daray Koobka Nabada Somaliya oo mid ah..

Xigasho War:

 

http://hangoolnews.com/2016/12/03/wasaaradda-ciyaaraha-somaliland-oo-hormuud-u-noqotey-midaynta-mabdaa-soomali-wayn-iyo-kulamo-ciyaareed-xidhiidh-la-leh-oo-ay-ku-qabatay-dalka

Share
637287