Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • ATLANTA (AP) -- Dennis Schroder scored 26 points and the Atlanta Hawks used a 30-point third quarter to snap a three-game losing streak and beat the New York Knicks 116-104 on Friday night.

    Read more...
  • The reality is that Derrick Rose may no longer have a place in the NBA The former MVP can’t perform offensively, can’t defend and now teams can’t trust him to stay committed.

    Read more...
  • Steve Kerr uses playing cards as his latest pregame prop for Warriors news Steve Kerr continued his new tradition of bringing out a different prop to let the media tweet the latest Warriors news...

    Read more...
  • The Boston Celtics blasted out to a 28-point lead in their highest-scoring first half of the season, putting in 73 before the break and holding on for a 118-103 victory over the Orlando Magic

    Read more...
  • Celtics get off to strong start, cruise to 118-103 win over Magic So much for the Celtics being hungover after losing the winning streak. They jump on the Magic early and never lose control of the game as they cruise to a 118-103 win.

    Read more...

Other sports news

  • Barcelona transfer news: The latest & LIVE player rumours from Camp Nou Goal summarises the biggest transfer talk involving Barcelona and potential ins and outs ahead of the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Klopp hits back at Conte: They have the best Christmas schedule Ahead of the crunch tie against the Blues, the Liverpool boss believes scheduling has not given his side any kind of advantage over the London club

    Read more...
  • Wenger not bothered by Ozil transfer speculation The midfielder's rumoured departure from the Emirates Stadium is not a primary concern, according to Arsenal's manager

    Read more...
  • Mourinho slams Mkhitaryan for disappearing in matches The midfielder is set for a recall to the Manchester United squad against Brighton but his manager has not been pleased with his recent displays

    Read more...

War Degdeg Ah: Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Jadwalka Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad

Xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa shaaciyey isku aadka tartanka ciyaaraha kooxaha heerka koowaad, kaas oo magaalada Hargeysa ka qabsoomi doona 25-ka bishan February.

 

Xidhiidhka Ciyaaraha kubadda cagta oo shir isugu yeedhay maamulka kooxaha heerka koowaad ee ka jira magaalada Hargeysa oo tartankan loo qabanayo, ayaa waxay ka wada tashadeen wakhtiga ugu habboon ee tartankan la qabanayo, kaas oo ay isla qaateen in dib loogu riixo 25-ka bisha, iyadoo markii hore uu qorshuhu ahaa in la qabto 20-ka February oo ku beegan maalinta UFO oo si toos ah looga daawan lahaa telefishannada gudaha.

Kooxaha ka dhisan caasimadda ee heerka koowaad oo ay tiradoodud tahay 10, ayaa waxa loo qaybiyey saddex hormo, kuwaas oo laba ka mid ah ay ku jiraan min saddex kooxood, halka hormada saddexaadna ay afar kooxood ku wada jiraan.

Group A:

1.      Wasaaradda Duulista

2.      Dawladda Hoose ee Hargeysa.

3.      Wasaaradda Caafimaadka

Group B:

1.      Wasaaradda Xannaanada Xoolaha

2.      Wasaaradda Ganacsiga

3.      Wasaaradda Maaliyadda

Group C:

1.      Asluubta

2.      Qorshaynta

3.      Goodir

4.      Gaashaan.

Jadwalkan oo u dhacay si qori-tuur ah, ayaa waxa hormada ugu adag ay noqonaysaa C, oo ka kooban afar kooxood oo lagu tilmaami karo inay yihiin kuwa ugu adag.

 

 

Share
637272