Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • ATLANTA (AP) -- Dennis Schroder scored 26 points and the Atlanta Hawks used a 30-point third quarter to snap a three-game losing streak and beat the New York Knicks 116-104 on Friday night.

    Read more...
  • The reality is that Derrick Rose may no longer have a place in the NBA The former MVP can’t perform offensively, can’t defend and now teams can’t trust him to stay committed.

    Read more...
  • Steve Kerr uses playing cards as his latest pregame prop for Warriors news Steve Kerr continued his new tradition of bringing out a different prop to let the media tweet the latest Warriors news...

    Read more...
  • The Boston Celtics blasted out to a 28-point lead in their highest-scoring first half of the season, putting in 73 before the break and holding on for a 118-103 victory over the Orlando Magic

    Read more...
  • Celtics get off to strong start, cruise to 118-103 win over Magic So much for the Celtics being hungover after losing the winning streak. They jump on the Magic early and never lose control of the game as they cruise to a 118-103 win.

    Read more...

Other sports news

  • Barcelona transfer news: The latest & LIVE player rumours from Camp Nou Goal summarises the biggest transfer talk involving Barcelona and potential ins and outs ahead of the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Klopp hits back at Conte: They have the best Christmas schedule Ahead of the crunch tie against the Blues, the Liverpool boss believes scheduling has not given his side any kind of advantage over the London club

    Read more...
  • Wenger not bothered by Ozil transfer speculation The midfielder's rumoured departure from the Emirates Stadium is not a primary concern, according to Arsenal's manager

    Read more...
  • Mourinho slams Mkhitaryan for disappearing in matches The midfielder is set for a recall to the Manchester United squad against Brighton but his manager has not been pleased with his recent displays

    Read more...

Guddoomiyihii Hore Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Dhaqaale Loo Huro Ciyaaraha.......

Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Khayre Cawaale (Gacal), ayaa ka hadlay xaalada ciyaareed ee dalka Somaliland iyo caqabadaha haysta, waxaanu sheegay in tartan la’aanta iyo ciyaar la’aanta dalka ka jirta ay ugu wacan tahay dhaqaale la’aan

, waxaanu tilmaamay in Wasaaradda Ciyaaruhu intii tamarteeda ah ay dadaalayso, balse Xukuumadda looga baahan yahay inay Ciyaaraha dhaqaale u hurto.

Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Khayre Cawaale (Gacal), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Ciyaaraha ee Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay xidhiidhada kala duwan ee Ciyaaraha, waxaanu ku taliyey in la sameeyo Olombikada Qaranka, waxaanu ugu horeyn yidhi “Waxa dhab ah in Wasaaradda Ciyaaruhu intii tamarteeda ah dadaalayso, oo aanay waxba ka hagraynayn Ciyaaraha, oo waxaynu ogeyn sidii quruxda badan ee ay u qabatay Tartankii Koobka Gobolada Somaliland, oo xil dheeraad ah iska saartay, inkasta oo hadda abaar adagi dalka ka jirto, haddana sideedaba Ciyaaruhu waxay u baahan yihiin dhaqaale aad u badan, inkasta oo hadda abaar adagi dalka ka jirto, oo gurmadkaas abaaraha lagu jiro, oo walibana aynu ognahay Somaliland aan  la aqoonsan haddana booskii FIFA waxa ku jirta Dawladda, waxaana looga baahan yahay Dawladda inay Ciyaaraha u hurto dhaqaale si tartano loo qabto Ciyaaruhuna xiiso u yeeshaan”.

Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland mar uu ka hadlaayey xidhiidhada Ciyaaraha ayaa yidhi “Imika Xidhiidho Ciyaareed ayaa jira, Xidhiidhaduna si fiican bay xilkooda u gutaan, waxaana ogahay in Xidhiidhkii Kubada Cagta ee anaga na bedelay inay si fiican hawsha u wadaan, laakiin waxa haysta caqabadaha anaga na haystay oo ah Dhaqaale, markaas waa in Dhaqaale loo raadiya, si guud ahaan Ciyaaruhu inoogu hagaagaan”.

Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland mar uu ka hadlaayey Olombikada Qaranka ayaa yidhi “Olombikadu waa shabakada isku xidha ee ay hoos yimadaan Xidhiidhadu, Olombikada oo aan jirina Xidhiidhadu si fiican uma shaqeeynayaan, oo iyagoo dadaalaya ayey haddana wax ka dhinaanayaan, ee waxaan ku talin lahaa in Olomikada Qaranka la sameeyo, laba siyaabood ayaana lagu sameeyn karaa mid waa inuu Madaxweynuhu soo magacaabo, midina waa inay Xidhiidhadu doortaan, markaas waa muhiim in la helo Olombikada Qaranka”.

 

Share
637280