Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Gudoomiyaha Xidhaadhka Kubada Cagta oo Eedaymo u jeediyey Wasiirka Ciyaaraha.

Gudoomiyaha Xidhaadhka kubad cagta ee wasaarada ciyaaraha Axmed Maxamud sheikh ayaa eedaymo u jeediyay Wasiirka Wasaarada ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye oo uu ku eedeeyay unuu lunsaday lacago badan oo loogutabarucay qansoomidii ciyaarihii gobolada dalka ee ka dhacay Bruco.

Gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland Axmed Maxamud Sheekh oo shalay shir-jaraa’id ku qabtay Hargeisa ayaa sheegay in wasiirku lunsaday guud ahaan lacagtii ka soo baxaday tartankii ciyaaraha gobolada dalka “ waxa ilaa imika wasaarada laga laayahay lacago aad u badan oo uu musuq maasuqay, lacagtaasi oo kala ah $10.000 doolar oo shirkada Telesom u dhiibtay wakhtigii ciyaaraha, lacagtaasi wasiirka ayaa laga rabbaa in uu ka jawaabo halka uu geeyey” ayuu yidhi Gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland Axmed Maxamud sheikh, waxaanu intaa ku daray “$25,000 doolar oo xayaysiiskii garoonada laga qaaday ah iyo boqol iyo afartan milyan oo shilinka Somaliland ah oo laga ururiyey tigidhadii lagu galayey ciyaaraha ayyy qaatay”

 

Hadalka ka soo yeedhay Gudoomiyaha XKG Somaliland ayaa ka dambeeyay ka dib markii doraad wasiitka ciyaaruhu eedaymo u jeediyay Gudoomiyaha. Isaga oo ku tilmaamay inuu ku aflagaadooday “ Ninka Gudoomiyaha XKG ee wasaarada haystay wakhtigii wuu ka dhamaaday xoghayihina way is-dirireen, anaguna waanu wada shaqayn kariwaynay” ayuu yidhi Wasiirku doraad isaga oo intaasi ku daray “Wixii uu warbaahinta ku qorayna xeer ilaalinta iyo CID-da ayaanu u gudbinay oo ay hortaalaa.

Markaa garsoorka ayaa ka jawaabi doona, laakiin anigu sidiisaba waan ka joojiyey shaqadii, mana wada shaqaynayno, nin aan shaqadii ka joojiyeyna Qaranka shaqo uma hayo” ayuu yidhi Cabdi Siciid Faahiye.

Hadaladan ay warbaahinta isku marinayaan masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha ayaa ka dambeeyay ka dib markii todobaadkan wargeisaka Waaheen dibada soo dhigay khilaaf huursanaa oo ka dhex jiray masuuliyiinta Wasaarada Ciyaarah oo ay ka mid yihiin Wasiirka iyo Gudoomiyaha xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland.

Xigasho: Wargeyska Waaheen

Share
651295