Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland ayaa ka hadlay Dooraashada ay dhawaan ku Dooran Doonaan …..

Xoghayaha XKCSL Xoghayaha Guud(Hargeisa) ee Xidhiidhka Kubada Cagta  Somaliland Mr Khadar Maxamed Yuusuf ayaa ka Xog Waramay Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Xigeenka uu dhawaan u igmaday Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Cabdi Siciid Faahiye oo...

 

Dhawaan Shaqa kajoojin ku sameeyey Gudoomiyihii Xidhiidhka Kubada Cagta Axmed Maxamuud Sheekh Muxumad (Dhego) iyo ku Xigeenkiisii Saleeban Xasan Daahir (Mooto) isla markaana uu Wasiirku ka DalbadayXoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Mr Khadar Maxamed Yuusuf, in si degdeg ah uu u qabto Doorasho Xor iyo Xalaal ah si dhakhso leh, Hadaba isaga oo arimaha  Nooga waramayey kana hadlay Khilaafka soo Noqnoqday iyo Cida ka Masuul ahba, Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada  Cagta,waxaana uu yidhi isagaoo arimaha ka hadlaya.

“Run ahaantii way jirtay in Khilaaf  Mudo dheer qaatay uu ka jiray Dhanka Xidhidhiidhka Kubada Cagta iyo Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka,Khalaafkaas oo runtii hakiyey  Shaqadii Naloo igmaday Fadhiidna ka dhigay Arinkaana waxa aan leeyahay waxa keenay Maamul xumo dhanka Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta ka timi kaal oo ay aniga ila Tahay in aanu Aqoonba ulahayn Hawshan uu Masuulka ka Ahaa Sababtoo ah waxaanu ka bixi weeynay Mudo 14-Tobanka Bilood aheyd ee aanu shaqada haynay isqabqabsi Taana waxa ka Masuul ahaa Gudoomiyihii Hore ee Axmed Dhego.

sidoo kale waxa uu sheegay Xoghayaha Guud in dhamaan Hawlwadeenada Xidhiidhada kala duwan ay is arkeen oo wada shaqeeyn buuxdana ay wada leeyhiin waxaana uu yidhi”Run ahaantii Xidhiidhada kale dhamaantoo waanu is aragnay oo weey hayaan Waraaqda Wasiirku nasoo gaadhsiiyey waxaanan imika gacanta ku hayna sidii aan Doorashada Gudoomiyaha iyo ku Xigeenka si Degeg ah ugu soo Dooran lahayn aniga oo la soo Codsiiyey dhamaan Qaybihii ay Qusaysay.

dhanka kale waxa uu Xoghaye Khadar Maxamed Yuusuf ku ee deeyey in Gudoomiyihii Hore Axmed Maxamuud Sheekh Muxumed (Dheg) uu yahay Qofka isagu lunsaday ee ku Tagrifalay Lacagtii iyo Dhaqaalahii Xidhiidhada kala Duwan ila markaana uu Duyaar u yahay in isaga dhankiisu Baadhitaan lagu sameeyo Qofka wax Musuq maasuqay iyo Qofka kale waxaana sidoo kale uu ku Eedeeyey Gudoomiye Axmed (Dhege) uu Xafiiskii Xoghayaha uu si qadaawadi ku dheehantahay uu u Burburiyey aanu arki karo Qofkasta oo u Baahani indhiisa .

waxa uu ugudanbeeyeyntii Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubada Cagta uu sheegay in haatan dhamaaday Khilaafkii Mudada dheer ka jiray Xidhiidhka isla markaana ay imika ka hawlgili doonan dhinackasta hadaytahay Doorashada Gudoomiyaha iyo ku Xigeenkiisa iyo ahaday tahay Qabashada Ciyaaraha kala duwan ee ay Xidhiidhada Shaqdooda tahay.

Diyaariye Cabadiwali Ismaaciil

Share
651272