Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Shirkada SOMTEL oo maalgalin ku samaysay Booga wax qabadka Xidhiidhlka Kubada Cagta S/land

Shirkada Somtel iyo XKC S/landHargeisa ( Somal Sports) Xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland ayaa waxa ay manta ku soo bandhigeen Hotel Imperial Book ayay kaga hadlayaan kuna soo ururiyeen wax wabadkoodii Sanad, xidhiidhkan oo madax ka yahay Gudoomiye Axmed Maxamuud Sheikh ayaa halkaas ….

 

ugu horeyn uga mahad celiyay Shirkada SOMTEL oo gacan laxaad leh ka sii say daabacaada Buugan. Waxa kale oo uu ka hadlay caqabado dhowr ah oo hortaagnaa intii uu meesha uu joogay,

Caqabadahaas oo uu aad ugu noox nuuxsaday in ay ta ugu wayni tahay farogalin lagu faro galinayo shaqadiisa taasi oo kaga imanaysa dhanaka sare , waxaanu carabka ku dhuftay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha. Waxa kale oo uu halkaas ka sheegay in ay sanadkan wax badani u qabsoomeen, inta u hadhayna waxa uu sheegay inay intaa dadaalkooda ka sii libin laabi doonaan, waxaasu ka afeeftay in aan shaqadiisa lagu soo faro lagin, cid walibana fahanto doorka ay ku leedahay maamulida dhalinyarada iyo ciyaaraha.

Waxa kale oo halkaas ka hadlay wasiirka madaxtooyda Xirsi oo isna halkaas hadalo kooban oo dardaaran iyo dhiiri galin iskugu jirta ka soo jeediyay, labada dhinac ee xurguftu ka dhexeysana halkaas ugu soo jeediyay in la soo dhex gali doono arinkooda lana dhamayndoono.

Waxa kale oo isna madashaa ka hadlay Wasiirka Ganacsiga A/risaaq, waxa uu u soo jeediyay dhiiri galin iyo bogaadin maamulka Dhalinta iyo Ciyaaraha, Khaliifkana wuu iska dhamaandooo.

Maareeyaha Somatel

Share
651291