Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Laacibka asal ahaan kasoo jeeda Somaliland balse u orda wadanka Britain Mo Farah ayaa la kulmay mid kamid ah dhacdooyinkiisii ugu xumaa intii uu ku jiray goroomada

Oradyahanka Caanka ah Ee reer Somaliland Mo Farah oo Ka Qeyb Galayay Tartan Orodka ah oo ay Ka soo Gartay Taariikh Xanuun Badan uusan Waligii Hal maamin Waa Maxay.

 

Isagoo ka qeyb galayay oradka World Indoor Championships oo lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayuu Mo Farah ku fay xligii oradka

Isagoo udhowaa in uu qaado ayuu wiilka reer Somalland isku dhufsaday labada lugood taas oo dhaxal siisay in uu galo booska 4 aad ee tartanka

Farah ayaa ku dhamaystey tartanka billad la'aan waxana kaalinta koowaad galay orodyahanka dalka Maraykanka Bernard Lagat iyadoo ay tahay markii saddexad ee uu ku guuleysto tartankan isagoo 37 jir ah

Mo ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay waxa dhacay balse uu dadaal dheeri ah samayn doono isagoo tartankan ku tilmaamay inuusan ahayn kii Olombikada

Farah oo la weydiiyey in sababta uu billad u heli waayay ay tahay isagoo orodo badan ka qeybgalay xilligan jiilaalka ayaa ku jawaabay

Maya,waxa ay ahayd arrin farsamo iyo xowli waxayna arrintan kuu cadeyneysaa in wax walba aan si sahal ah lagu heli karin, waxana aan u baahanahay in aan si adag u shaqeeyo

Share
651275