Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • ATLANTA (AP) -- Dennis Schroder scored 26 points and the Atlanta Hawks used a 30-point third quarter to snap a three-game losing streak and beat the New York Knicks 116-104 on Friday night.

    Read more...
  • The reality is that Derrick Rose may no longer have a place in the NBA The former MVP can’t perform offensively, can’t defend and now teams can’t trust him to stay committed.

    Read more...
  • Steve Kerr uses playing cards as his latest pregame prop for Warriors news Steve Kerr continued his new tradition of bringing out a different prop to let the media tweet the latest Warriors news...

    Read more...
  • The Boston Celtics blasted out to a 28-point lead in their highest-scoring first half of the season, putting in 73 before the break and holding on for a 118-103 victory over the Orlando Magic

    Read more...
  • Celtics get off to strong start, cruise to 118-103 win over Magic So much for the Celtics being hungover after losing the winning streak. They jump on the Magic early and never lose control of the game as they cruise to a 118-103 win.

    Read more...

Other sports news

  • Barcelona transfer news: The latest & LIVE player rumours from Camp Nou Goal summarises the biggest transfer talk involving Barcelona and potential ins and outs ahead of the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Klopp hits back at Conte: They have the best Christmas schedule Ahead of the crunch tie against the Blues, the Liverpool boss believes scheduling has not given his side any kind of advantage over the London club

    Read more...
  • Wenger not bothered by Ozil transfer speculation The midfielder's rumoured departure from the Emirates Stadium is not a primary concern, according to Arsenal's manager

    Read more...
  • Mourinho slams Mkhitaryan for disappearing in matches The midfielder is set for a recall to the Manchester United squad against Brighton but his manager has not been pleased with his recent displays

    Read more...

Tartankan maanta ka dhacay goroonka kubadda Kolayga ee Kampala waxa iskaga hor yimi Kooxdda Kubadda Kolayga

Hargeisa City TeamWaxa weli si habsami ah uga socda caasimadda dalka Uganda ee Kampala tartankii kooxaha Kubadda Kolayga ee caasimaddaha iyo magaalooyinka bariga iyo badhtamaha Afrika oo ay sanadkan ka soo qayb galeen kooxdda kubadda kolayga ee caasimadda Hargeysa oo matalaysa Somaliland.

Tartankan maanta ka dhacay goroonka kubadda Kolayga ee Kampala waxa iskaga hor yimi Kooxdda Kubadda Kolayga ee ku ciyaaraysay magaca Caasimadda Hargaysa iyo Kooxdda Kubadda Kolayga ee Magaaladda Mombasa Ee dalka Kenya Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan oo aad u raali gelisay dadweynihii ka soo qayb galay ee daawanaayay, waxaanay guntii iyo gabagabadii ku soo gunaanadantay 57 Dhibcood oo ay keeneen ciyaartoygii ku ciyaarayay magaca Magaalada Mombasa ee dalka Kenya halka Ciyaartoygii ku ciyaarayay magaca caasimadda Somaliland ee Hargaysa ay keeneen 43 Dhibcood.


Ciyaartoyga Kubadda Kolayga ee caasimadda Hargaysa ayaa soo bandhigay ciyaar aad loogu bogay oo ay farsamadeedu aad u heer sarayso, waxa kale oo garoonka soo buux dhaafiyay taageerayaal aad u badan oo isugu jira Jaalliyada Somaliland ee dalka Uganda iyo ardaydda Somaliland ee Jaamacaddaha ka dhigta dalka Uganda.

Kulankan maanta ayaa ahaa kii labaad ee ay u saftaan Ciyaartoyga kubadda kolayga ee caasimadda Hargaysa, waxaana la filayaa in kulanka Seddexaad ay saftaan beri hadii Allaha Awoodda Sare lihi ogolaado.

Xigasho.

Share
637252