Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu furayay Koobka Kubada cagta Ramadaanta ee Garoonka Guryosamo

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu furayay Koobka Kubada cagta Ramadaanta ee Garoonka Guryosamo Stadium

ayaa shalay waxay ka dhacday Garookaas Koob-kaas oo ay dhigtay Xildhibaanada da´da yar ee Ilhaam Hassan Ali (Ilham Faleebo) oo sanadkan u sharaxan Golaha degaanka ee Hargeisa iyadoo u metelaysa Ururka Siyaasadeedka RAYS, Xafladaa waxaa kasoo qayb galay masuulinyin tiro badan oo ka kala socda dhinca Sportska iyo iyo Urursiyaasadeedka Raysba iyo kooxaha kubada cagta iyadoo halkaa laga arkayay Team ku lebisan garmaan ay xildhibaanadu ku sawirantahay Teamkaas oo ku ciyaari doona magaceeda,

Xafladaa sida quruxda badan loogu qabtay dhalinyaraa Garoonka ku ciyaari doonta kooba bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa halkaa hadalo kasoo jeediyay masuuliyiintii kasoo qayb galay xafladaa iyo waliba Ilhaan oo ahayd dhigaha kooban dhamaan madaxdii kasoo qayb gashay waxaa hadaladoodi u badnaayeen Gubaabin iyo dhiiri gelin ay dhalinta maanta ku dhiiri gelinyaan inay Sportska ku dedaalaan balwadahana iskaga dheeradaan,

Dhinaca kale waxaa halkaa hambalyo iyo bogaadin looga soo jeediyay Ilhaam oo dedaal wayn muujisay sidii ay dhalinteeda wax ugu qaban lahayd,kasoo qayb galayaashasi waxay munaasabadaa ka sheegeen oo hadaladoodi ka mid ahaa maanta oo aanay Ilham xil hayn waad aragtaan siday dhalinyaradeena wax ugu qabanayso ee Muwaadin maanad aaminsanyn inay dedaalkaa ay wado hadii la dooryo ay wax badan qaban lahayd? Hadalo waano iyo wacyi gelin isugu jirto ka bacdi waxaa halkaa ciyaari ku dhex martay laba kooxod oo ka mida kooxaha sanadkan fooda isku dari doona Garoonka Guryosamo Stadium´´

Ibnu-Raan Ahmed

Share
651282