Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • New York Knicks star Kristaps Porzingis says the team's fans should show? Anthony will play at Madison Square Garden on Saturday night for the first time since he was traded from the Knicks to the Oklahoma City Thunder in late[…]

    Read more...
  • Gregg Popovich Pays Tribute To Craig Sager Chris Paul Scores 28 In Win vs. Spurs | December 15th, 2017 Chris Paul scores 28 points on 10-18 shooting to go along with 8 assists and 7 steals for the Rockets. 11 minutes ago

    Read more...

Other sports news

  • 'Lewandowski would be perfect for Chelsea' Former Blues player and coach Ray Wilkins believes the Polish forward would be a fine addition in January, but doubts a transfer could be arranged

    Read more...
  • Real Madrid transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Bernabeu Goal summarises the biggest transfer talk involving Real Madrid as Zinedine Zidane prepares for the January transfer window

    Read more...
  • Transfer news: The latest rumours from Man Utd, Chelsea, Arsenal and all the top teams Goal takes a look at the biggest transfer stories from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Ururka qurba jooga dhalinyarada YES Sports ee Wadanka Holland ayaa maanta deeq qalab sports ah soo gaadhsiiyay gudiga ciyaaraha Degmada Boon ee Gobolka Selel.

Ururka qurba jooga dhalinyarada YES Sports ee Wadanka Holland ayaa maanta deeq qalab sports ah soo gaadhsiiyay gudiga ciyaaraha Degmada Boon ee Gobolka Selel.

Deeqdan qalabka Ciyaaraha oo uu Soo Diray Guddoomiyaha ururka YES, Xaruntiisa dalka Holand Mahdi Faarax Aadam, ayaa waxaa ka wakiil ahaa Cabdi Idiris Axmed kaas oo isna gudoonsiiyay gudigan ciyaaraha Degmada Boon oo ay goob joog ka ahaayeen Cumar Miicaad Caynaan, Sakariye Abiib Awdan iyo Xasan Barkhad Warsame.

 

Munaasabadan gudoonsiinta ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Mudane Cabdi Idiris Axmed oo ka wakiil ahaa deeqdan waxa uuna sheegay in deeqdani ay ka timid ururka qurba jooga dhalinyarada reer Boon ee YES Sports kaas oo ka dhisan wadanka Holland ayana ka kooban tahay 135 Shay oo iskugu jira qalabyada ciyaartooyadu ku ciyaaraan, waxa uuna sheegay in ay sanad walba deeqdan oo kale u soo diraaan bahda dhalinyarada ciyaaraha degmada Boon Ururkani Yes Sports.

Sidoo kale waxaa iyagna halkaas hadalo mahadnaq u badan ka soo jeediyay gudoonka sportiga Degmada Boon ,Cumar Miicaad Caynaan, Sakariye Abiib Aw-Adam,Iyo Xasan Barkhad Warsame waxa ayna dhamaantood uga mahadceliyeen ururkaas deeqdan sportiga ah sanadwalba u soo dira dhalinta ciyaaraha degmada Boon, waxa kale oo ay sheegeen in loo baahan yahay in gudigaas Yes Sports lagu daydo lagana wada qayb qaato dhiirigalinta da’yarta ku nool degmada Boon, dhinacyada Ciyaaraha, waxbarashada iyo horumarka.

Gabogabadii munaasabadan ayaa halkaas hadal mahadnaq iyo duco iskugu jirta ka soo jeediyay gudoomiye ku xigeenka ururwaynaha samafalka TAWFIIQ Mahdi Adam Riiraash ahna suldaanka guud ee dhalinyarada Gobolada Awdal/Selel waxa uuna sheegay in da’yartaas isa soo xilqaantay ee soo dirtay agabkan ay ku mahadsanyihiin loona baahan dhalinta kale ee ka soo jeeda goboladan Awdal/Selel ee ku kala nool daafaha dunida in ay ku daydaan talaabadaas wanaagsan ee ay qaadeen da’yartaasi Yes Sports ee ku nool wadanka Holland.

Si kastaba ha ahaatee ururkan Yes Sports ayaa ka mid ah ururada farakutiriska ah ee taageero muuqda la garab taagan da’yarta ku nool degmooyinka ka baxsan magaalada Boorama oo aad moodo in qurba joog iyo guda joogba la iloobay tanina waxa ay tahay mid ku dayasho mudan.”

Hadhwanaagnews/Office

Boorama/Somaliland

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.




Share
651274