Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee sanadka halkee ayaa lagu qaban donaa……..

Wasiirka Wasaarada ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland cali siciid raygal ayaa sheegay in tartanka koobka gobolada Somaliland ee sanadkan inay tartan ay u gelii doonaan gobolada Somaliland oo dhami isla markaana gobolkii buuxiya shuruudaha ay ku xidhaan inay ku qaban doonan.

Read more...

Coach Aden is on Top of Middle Distance Coaches Again!

This past week was one of the best weeks for Coach Jama Aden so far in 2014 winter indoors. Some of his top world class athletes scored big victories from different IAAF World Indoor meets.

Read more...

Ciyaartoy Kubada Kolayga ah oo Somaliland u dhashay oo fursad ka helay Akadhami ku yaala dalka USA

Maxamed Khadar jahuur oo ka mid ah ciyaaryahanada reer Somaliland, isla markaana ka tirsanaa xulka kubada koleyga ee gobolka hawd, muddo aad u kooban ku jiray masraxa Ciyaaraha, ayaa isaga oo ka mid ah Ciyaaryahanada dalka ugu dhaadher, dhererka iyo hibada uu ILLAHAY SWT uu siiyay ku helay in Akadmiyada Mareykan ahi qaadato..

Read more...

Kooxda Xawaadle 00 2 iyo 0 kaga adkaatay Kooxda dhigeeda ah ee Masalaha.

Kulankii manta ee dhex maray lada Kooxood ee Masalaha iyo Kooxda Xawaadle, waxa si habsami leh uga bilaabmay abaaro 4:45 galabnimo, kulankan oo uu manta garsoore ka ahaa Maax.

Read more...

Tartan Loogu Magac Daray SAYVO Cup Oo Maanta Burco Lagu Soo Gabagabeeyey

Tarankan oo ay Soo Qabanqaabisay isla Markaana ay maalgalisay hayada SAYVO oo ay kasoo qaybgaleen 20 koxood oo ahaa heerarka sadexaad,kuwaas oo mudo bil ah ka socday garoonka BAYL ee Magaalada Burco ayaa maanta la soo gabagabayeey.

Read more...

Tartan Kubada cagta ah oo ay ku loolamidoonaan Odoyaashii hore oo lagu qabtay magaalada Hargeisa

Hargeisa(Somal Sports):- galabta ee ah abaaro 4:30  ayaa waxa garoonka 31 May ee xaafada Jigjiga yar la furay tartan kaasi oo Koobka ay ku hirdamidoonaan odayaashii hore ee ciyaaraha hore ugu ciyaari jiray caasimada iyo daafaheeda,

Read more...

Kulan Casho Sharaf Ah U Samaysay Guddida Olombikada Qaranka Iyo Xidhiidhada Kubada Cagta, Kolayga & Ciyaaraha Fudud

Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa Kulan Casho Sharaf ah ugu samaysay Maansoor Hotel Guddiyada Olombikada Qaranka Somaliland iyo Guddiyada Xidhiidhada Kubada Cagta, Kubada Kolayga iyo Ciyaaraha Fudud.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Shaaciyey Liiska Magacyada Xidhiidhada Cusub Ee Ciyaaraha Dalka.

Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md.Cali Siciid Reygal ayaa si kumeel-gaadh ah u magacaabay Guddida xidhiidhada kala duwan ee ciyaaraha Somaliland oo kala ah xidhiidhka Kubadda Cagta, Xidhiidhka Kubadda Kolayga iyo Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud waxaanay guud ahaan gudidaasi ka kooban tahay 10-xubnood.

Read more...

Shirkadaha Dahabshiil oo Hambalyeeyey Macaamiisha, Soona Bandhigay Yoolkooda 2014

Hrg( Somalsports): -Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa hambalyo iyo mahadnaq u rajeeyey macaamiisha shirkadaha, madaxda, hawlwadeennada iyo guud ahaan hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee wadashaqaynta dhow la leh shirkadaha,

Read more...

'Jaliyada Sucuudiga Oo Qalab Sport soo gaadh siisay Wasaarada Ciyaaraha ee G/Awdal

Waxa maanta la soo gaarsiiyay masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha ee gobolka Awdal qalab ciyaareed oo isugu jira Kubado, diyraysyo ay la socdaan dharka kale ee ciyaartoyga loogu talo galay iyo Kabo, kaasi oo ay soo diren Jaaliyada reer Awdal ee dalka Sucuudiga ku dhaqan,

Read more...

Dhib u dhis iyo banyan lagu sameeyano laba garoon oo ku yaala xaafada 26 June

Maayorka Caasimada Hageisa oo Dhagax dhigay Garoonka Xadaawle iyo Garoonka wayne ee Shulaac

Waxa uu maayarka hawlo shaqo ugu baxay labada garoon ee ku yaala xaafada 26 June. Kuwaas oo kala ah Garoonka Xawaadle iyo Garooka Shulaac.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo magacaabay Guddida Olypic-ga Qaranka

Hargeysa(Somal Sports) Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa saaka magacaabay toddoba xubnood oo noqon doona Guddida Olypic-ga Qaranka Somaliland,

Read more...

Wasiirka Dhalinyarada,Dalxiiska Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo xilal Cusub u magacaabay Iskuduwayaal qaar ka mid ah Gobolada dalka.,

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland cali siciid raygal ayaa isu-duwayaal cusub u magacaabay 4 Gobol, kuwaas oo u fadhiyi doono wasaarada  dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska goboladaas.

Read more...

Wasiirka Dhalinyarada,Dalxiiska Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Fariin Siyaasadaysan U Diray Dhalinyarada Somaliland Ee La Baaxaa Dagaya Shaqo La,aanta Baahsan Iyo Tahriibka.

 

Wasiirka wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta wasaaradiisa ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu dhalinyarada

Read more...

Dhalinyarada Kubadda Cagta Ee Ku Dhaqan Gobalka Todheer Oo Daboolka Ka Qaaday Inay kalsoonidii Kala Noqdeen Labada Xildhibaan Cumar san-weyne iyo Maxamed Cali Xirsi

 

 

Dhalinyarada Kubada cagta  heerarka kala duwan ee k u dhaqan Gobalka Togdheer, ayaa ku eedeeyay labada Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi iyo Cumar Maxamed San-weyne inay ku badhifureen dhalinyaradii iyo shacabka  codkooda siiyay ee ku dhaqan Magaaladda Burco iyo deegaanada hoos-yimaada,

Read more...

Siyaasada iyo Ciyaaruhu waa laba aan isqaban.

 

Warbaahinta mareegta Hadhwanaag ayaan isha ku dhuftay, Baaq ay kooxda kubada cagta ee gobolka togdheer cod dheer ku soo gudbinayaan “ Waxaan kalsoonidii kala noqnay labada Xildhibaan oo ay carabaabeen in ay isku jufo yihiin”

Read more...

Captainka Kooxda Duulista & Hawada Xaflad sagootid ah maanta loo sameeyey...

Ex - Duulista & Hawada - MAWLIID RAAN  Oo Hambalyo Taageero , Duco iyo waliba Sagootina u diraya Captainkii hore ee kooxda White Sand Village, ahna hada Captainka Kooxda Duulista & Hawada .....

Read more...

Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Oo Dawladaha Hoose Ee Somaliland Ugu Baaqay In Ay Garoomo U Qorsheeyaan Dhalinyaradda,

Somalsports(Hargesia) Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Qalab Ciyaareed lagu guddoonsiinayay Ciyaartooyga Xulka Gobolka Maroodi Jeex.

Read more...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyarada Oo Kulamo La Yeeshay Qaar Ka mid Ah Ururrada Boorama

Agaasimaha guud ayaa ujeedada booqashadiisa ku tilmaamay mid la xidhiidha sidii ay ugu kuurgali lahaayeen xaalada dhalinyarada ee gobolka iyo sidii ay dhalinyarada gobolka Awdal ula wadaagi lahaayeen siyaasada qaranka ...

Read more...

C/QANI CARAB”Waxaan ka codsaneynaa Amisom iyo Dowladda inay baneeyaan Stadium Mogadishu.

Xiriirka kubadda cagta dalka ayaa mar kale codsi u jeediyey Madaxda DFS iyo Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM,iyagoo ka dalbadey inay faarujiyaan tuuladii ciyaaraha dalka ee Stadium Muqdisho si looga faa’ideeyo dhalaanka Soomaaliyeed isla markaana loogu qabto tartamada kala duwan ee xiriirada dalka.

Read more...

Horyaalkii heerka 1aad 2013 ka ee Kubadda Cagta oo ka furmay Muqdisho.(+sawiro)

MUQDISHO: Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Horyaalkii  heerka 1aad   ee 2013 oo ay ka qeybgalayaan 8 kooxood, waxaana furitaanka Tartankan ka qeybagalay mas`uuliyiin ka socday Xiriirka Kubadda Cagta,

Read more...

MudaneMubaarig oo Heshiis Iskaashi la saxeexday Hay’addda Locals League Birmingham

Xildhibaan Mubaarak Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Burco, muddooyinkii u dambeeyeyna hawlo shaqo ku joogay dalka UK, ayaa maanta kulan ballaadhan la qaatay Ururro dhinaca ciyaaraha ah oo fadhigoodu yahay magaalada Birmingham ee dalka UK.

Read more...

Ururka Tallo Wadaag & Hay?ada ODHA Oo Tartan Lagaga Wacyi-gelinayo Dhalinyarta Tahriibka & Balwadaha Ka Furay Garoonka Xaafada Sheekh Nuur

 

Waxaa  garoonka kubada cagta ee ku yaala Xaafada Sheekh Nuur uga furmay 12 kooxood oo kubada cagta heerka saddexaad ah tartan lagaga wacyi-gelinayo Tahriibta iyo Balwadaha

Read more...

Ciyaar saxiibtinimo ee dhex martay Booliska Berbera iyo kooxda kubadda cagta heerka koowaad ee Haboon

 

Ciyaar saxiibtinimo ayaa galabta garoonka kubadda cagta ee Hargeysa ku dhex martay labada kooxood ee Booliska Berbera iyo kooxda kubadda cagta heerka koowaad ee Haboon,

Read more...

Burco:Ururka midaynta iyo horumarunta sportska gobolka togdheer ee waayo arag oo xalay laga dhawaaaqay Burco iyo cayar ay ku sii sagotiyeen macalinki gobolka oo ay ku qabteen Garonka Alamzay stadium

 

 

Waxa xalay lagu qabtay hotel deero ee magalada Burco munasibad lagaga dhawaaqay urur ka  midaynta iyo horumarunta sportska  gobolka togdheer oo ah urur cusub oo ay aasaaseen  cayaartoydii hore ee gobolka togdheer.

Read more...

Xukuumadda Oo Bogaadisay Mo Faarax Oo Jabiyay Rikoodhkii Orodka 10 kun Ee Mitir

Xukuumadda Somaliland ayaa si weyn ugu riyaaqday isla markaana bogaadisay guusha uu mar kale gaadhay orodyahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse ku orda magaca dalka Britain

Read more...

674822