Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Milicsiga Ciyaartoydii Kooxdii NPP Oo Ka Mid Ahaa Kooxihii Abid Ugu Wanaagsanaa Ee Soo Maray Dalkee

Sawirkan kooxdii NPP aya ahaa koob la odhan jiray Hargeysa Cup kaas oo ka socday Garoonka Hargeysa Stadium, waxaana wakhtigaas qabtay koobkaas oo maal-galiyay Haldoor Xasan (Waraabe-cade), waana kulankaasii oo ahaa Finalkii ay Rikoodhayaal kaga guuleysteen kooxdii NDC.

Read more...

Guddoomiyaha Bahda Garsoorka Ee Kubada Cagta Khadar Jiilaal Jaamac Oo Hambalyo U Diray Koobka Ramadaan ee ka socda Caaimada.

 

Guddomiyaha garsoorka kubada cagta khadar jiilaal jaamac ayaa hambalyey koobka ka socoda garoonka dugsiga hoose dhexe ee Cali Jaamac. Kaasoo ay ka qayb-geleen Kooxo aad u tiro badan, isla markaana waxa uu sheegay inuu yahay Koob Xamaasadiisi leh oo ay dhalinyaro Kubada cagta ruug cadaa ku ahi ka qayb-galayaan.

Read more...

Kormeer Hawleed uu agaasimuhu ku soo maray qaar ka mid ah Garoomada ay ka socdaan Tartanada Kubada Cagta ee Bisha Ramdaan...

 

Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen DHabeeye ayaa maanta kormeer ku soo maray garoonka kubada cagta ee dugsiga Cali Jaamac kaas oo uu ka socdo tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan.

Read more...

Gudoomiyaha Ururka wadaniga ah ee AFGRAD ayaa hambalyeeyay magacaabista Agasimaha cusub ee Wasarada Dhalinyarada , Ciyaaraha iyo Dalxiiska.

 

Hargeisa (Somal Sports) Gudoomiyaha Ururka wadaniga ah ee AFGARAD ayaa madaxwaynaha Jamhuuiryada Somaliland, Axmed Maxamud Siilaanyo ku hanbalyeey magacaabista uu magaacay Agaasimaha Guud ee wasarada Dhalinyarada , Ciyaraha iyo Dalxiista. “Maaxamed Xussein Axmed” (Dhabeeye).

Read more...

Cayaartoyga Gobolka Sanaag Oo Si Xamaasadysan Loogusoo Dhoweeyey Ceerigaabo.

 

Ceerigaabo Dadweyne isugu jira xidhibaaanno golaha degaanka Ceerigaabo waayeel dhalinyaro aqoonyahan waxgarad iyo haween iyagoo wata gaadiid aad u tiro badan waxay saaka/ shalayto Cayaartoyga Reer-Sanaag

Read more...

Xulka Gobolka Maroodi-Jeex Oo Difaacday Horyaalka Dalka, Markii Labaad Oo Xidhiidh Ahna Ku Guulaystay Koobka Gobolada Somaliland

Tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland siiba kubada cagta oo beryahanba ka socday caasimada Hargeysa ayaa galabta ciyaartii faynalka oo ay isagu soo hadheen gobolada Hawd iyo Maroodi jeex

Read more...

Kabtanka Xulka Ciyaaryahanada Kubada Cagta Gobolka Gabiley C/raxmaan(Dhey-Lo,aad) Oo Hambalyeeyay Guusha Xulka Gobolka Maroodi-Jeex

 

Kabtanka Xulka Kubada Cagta Gobolka Gabiley C/raxmaan Jaamac Muuse(Dhay-Lo,aad) ayaa Hambalyeeyay Guusha ay Ciyaarta Kamadambeysta ah ee Finalka ugu Soo baxeen Xulka Kubada Cagta Gobolka Maroodi-Jeex Kadib markii ay Ciyaar Xiisa badani ku Dhex Martey

Read more...

Waa La Kala Badiyaa Oo Waa Nalaga Badiyey (Daad-madheedh) Oo Waan Ku Hambalyeynayaa Guusha Xulka Gobolka HAWD"Wareysi Hadhwanaagnews Tababaraha Xulka Daad-madheedh Shakuur

 

Tababaraha Xulka Gobolka Daad-madheedh Maxamed Axmed ismaaciil (Shakuur) ayaa si niyadsami ah u hambalyey guusha xulka Gobolka HAWD, kadib markii ay 1 iyo eber kaga badiyeen xulka Gobolka Daad-madheedh oo uu watey,

Read more...

Mid Ka Mid Ah Ciyaaryanahadii Hore Somaliland Oo Ka Hadlay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka Oo Maraya Meel Xasaasiya.

 

Siciid Cawil Axmed-Xajiin oo ka mid ahaan jirey Ciyaaryahanadii hore ugu cad-cadaa Kubadda cagta wakhtiyadii sagaashamaadkii,isaga oo u ciyaari jirey kooxdii la odhan jirey Onkod oo ahayd horyaalka wakhtigaas oo iyagu iskood isku xil-qaamay iyo kooxihii kale ee la midka ahaa maantana u sabab ah inay

Read more...

Xulka kubada cagta ee Gobolka Togdheer waxaa qasay masuuliyiin shaadhka dawlada sitah

 

Waxan halkan kaga war bixinayaa masiibada kudhacday xulka kubada cagta ee G-T/dheer horta waxan halkan ka cadaynayaa inaan jirin warka beenta ah ee wasiirku sida khaldan ufaafiyay ee uu yidhi way islaayeen iyo hubay isu qaateen waxanu leenahay wax ciyaartoy ah oo islaayey majiraan hub laysu qaatayna majiro lkn waxa cad in wasiirku uu fuliyay

Read more...

Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Casuumad Casho-Sharafa Ku Maamusay Ciyaartoyga Gobolka Maroodi-jeex Oo Haysta Horyaalka Gobolada Iyo Cabasho Ciyaartoygu Soo Bandhigeen.

 

Hargeysa,(Somal Sports):Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan SOLTECO) ayaa caawa Casuumad Casho Shareed ah ku maamusay Ciyaartoyga Gobolka Maroodijeex ee haysta Horyaalnimada Gobolada tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Xaqiijiyey In Xabsiga Loo Taxaabay Badiba Ciyaartoyga Gobolka Togdheer Iyo Gobolka Sool Oo Ku Laatay Gobolka Togdheer Oo Ka Baaqsaday Ciyaaraha

 

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay badiba ciyaartoygii xulka gobolka Togdheer uga qayb galayey tartanka ciyaaraha gobolada ee ka socda caasimada Hargeyswa.

Read more...

Madaxweynaha somaliland oo caawa daawadanay ciyaarta dhexmareysay gobolada Maroodijeex iyo sanaag

Hargeysa(Somal Sports)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ka mid ah daawadayaasha ciyaarta Basket-ka ee ka socota Garoonka Timo-cadde ee kuyaal magaalada hargeysa 

Read more...

Xulka Gobalka saraar oo 3-2 Ku diray Xulka gobalka Sanaag

Hargaysa(Somal Sports)-Ciyaar aad u xiisa Badan oo Dhex Martay Gobalada Sanaag Iyo Xulka Gobbalka Saraar ayaa Maanta Ka Dhacday Garoonka Weyn Ee Hargaysa Stadioum Ciyaartani Oo Ahayd Mid Si Weyn U soo jiidatay Tageerayaashii Daweynayay Isla Mar ahaantana.......

Read more...

Somaliland:Dahabshil Group Broadcasts National Football Tournament Far and Wide

Dahabshil group of companies has once more lived up to its reputation by providing free services which has enabled media houses to cover national football tournament commenced  after it was officially opened by President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo)

Read more...

Xulka Gobolka Maroodi Jeex(Hargeysa) Oo Ka Talaabsaday Xulka Gobolka Buuhoodle Iyo Hawd Oo Ay Goor Dhaw Fooda Is Dari Doonaan Daad Madheedh.

Hargeysa(Somal Sports):-Ciyaar aad u xiiso badan oo goor dhawayd uun  dhamaatay ayaa dhex martay gobolada Maroodi Jeex(Hargeysa) iyo gobolka Buuhoodle ayaa waxay  ku soo dhamaatay jawi degan.

Read more...

Ciyaaruhu waa madal abuuri karta isdhexgal bulsho iyo walaalayn.

Waxaan dhanbaal iskugu jira soo dhawayn, dhiiri galin iyo dardaaran u dirayaa dhamaan ciyaartoyda kala duwan ee ka kala socda gobolada Somaliland oo dhan. 

Read more...

Gobolka Hawd oo 2-1 kaga Badiyey Badhan

Hargeisa Stadium(Somal Sports)Bilawgii hore ee ciyaarta ciyaartii dhaxmaraysa waxaa dar dar cajiiba ku soo galay Kooxda G/Hawd iyagoo dhinaca kale oo kooxka

Read more...

Xulka Gobolka Maroodi-jeex Oo 2-1 Kaga Badiyay Dhigooda Gobolka Saraar Oo Maanta Labadooda Lagu Furay Ciyaaraha

Hargeysa(SomalSports) June02, 2013 - Xulka Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) oo difaacayana Horyaalnimadda koobka tartanka Gobolada oo ay ku guulaysteen ciyaarihii sanadkii 2011-kii lagu qabtay Magaaladda Burco.....

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Soo Af Jaray Khilaafkii Ka Dhex Taagnaa Bahda Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer, Shaqo Joojina Ku Sameeyey Masuuliyiinta Wasaarada Ee Gobolkaas.

Wasiirka dhalinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha somaliland Cali Siciid Raygal oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa kulan uu la qaatay masuuliyiinta wasaarada ee gobolka togdheer waxa uu so af jaray khilaafkii mudada ka dhex taagnaa bahda ciyaaraha ee gobolka Togdheer.

Read more...

Qofka banii? aadanka ahi waxa uu ka koobanyahay Jidh iyo ruux(naf). Jidhka waxa hoggaamisa nafta , waayo naftu waxa ay ka timid samada, jidhkuna waxa uu ka soo jeedaa dhulka

Qofka banii? aadanka ahi waxa uu ka koobanyahay Jidh iyo ruux(naf). Jidhka waxa hoggaamisa nafta , waayo naftu waxa ay ka timid  samada, jidhkuna waxa uu ka soo jeedaa dhulka.

Read more...

Waxaasi Waa Cuqdad, Xiqdi Iyo Nacayb Uu U Qabo Magaaladda Hargeysa Ee Dalka U Ah Caasimadda......

Waxa Uu Wasiirka Ciyaaraha Yidhi Maaha Wax Loo Dhan Yahay Ee Waa Wax Hargeysa Oo Kaliya Ku Kooban, Oo Burco-Ba Ma Doon-Doonto Ka Qaybgalka Tartanka Bariga Iyo Badhtamaha Afrika”Maxamed Dhabeeye

Read more...

Koobkii Kooxaha Heer koowaad oo Kooxda Duulista iyo Hawada ku guulaysatay iyo Ciyaartii xisaaha badnayd ee ay leeyatay Nuuradiin School

Hargaysa (Somal Sports)Tartanka Koobka Kooxaha Heerka Koowad Ayaa Maanta soo Geba-geboobmay,Koobkaasi oo Ay Ku Kulmeen kooxaha Nuuradiin School Iyo Kooxda Duulista iyo Hawada.

Read more...

Guulihii Hordhaceed ee Tababare Jama Aden (Karaiin) ee 2013

 

Waxaa markale sidii caadada noqotayba dardar xoog leh ku bilaabay garoomada oroddada caalamigaa ee IAAF ciyaartoyda Tababare Jama Aden, Coach Jama Aden’s International Team.

Read more...

Hargeysa: Guddida Dacwadaha Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Ganaax Dul Dhigtay Kooxda Uu Wakhtigu Hayo Ee Dawladda Hoose

Sidaa darteed sida sharciga caalamiga ahi dhigayo waanu ganaaxnay kooxda DHH, ganaaxaas oo ah, Hal Milyan oo SL/Shillin (1,000,000/=)

Read more...

Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada Oo Maanta Si Rasmiya Uga Furi Doona Garoonka Hargeysa Stadium.

Hargeysa(Somal Sports) Waxa garoonka Weyn ee caasimada Magaalada Hargeysa maanta ka furmaya tartanka kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan caasimada Hargeysa.

Read more...

674824