Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhisme Dabaq Ah Oo Ay Yeelan Doonto Wasaaradiisu.

 

Hargeysa (Somal Sports)-Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Cali Siciid Raygal iyo Maaliyada CabdiCasiis Maxamed Samaale ayaa siwada jira ah u dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisi doona

Read more...

Waxa galabnimadii shalay (22 Feb) magaalada Boorama ku qabsoomay tartan orod ah oo uu dhererkiisu dhanaa 10km

Boorama-  Waxa galabnimadii shalay (22 Feb) magaalada Boorama ku qabsoomay tartan orod ah oo uu dhererkiisu dhanaa 10km waxana ka qayb qaadanyay 100 dhalinyaro ah oo ka kala socday xaafadaha kala duwan ee

Read more...

Xaflad balaadhan oo lagu daahfurayey dhismaha ururrka cusub ee AYD oo lagaga dhawaaqay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa

Xaflad balaadhan oo lagaga dhawaaqay daahfurka Acadamiy-yadda hormarinta dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,waxaama xafladdaasi oo si quruxadan loo soo agaasimay ka soo qaygalay wasiirka ciyaaraha,wasiirka Maaliyadda iyo  horin ka tirsan mudanayaasha

Read more...

Mulkiilaha Doolar Store Oo Wasaarada Ciyaaraha Iyo Xulka Gobolka Hawd Ugu Deeqay Koobka Lagu Tartamayo Iyo Qalab Ciyaareed.

Wasiirka wasaarada dhalinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha ee Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa  maanta ka gudoomay mulkiilaha Doolar Store dirays loogu tala galay xulka gobolka Hawd iyo koobka sanadkan ay ku tartamayaan gobolada somalilandn ee kubada cagta.

Read more...

Al-Xayaat furniture Oo Qalabka Ciyaaraha Guddoonsiisay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodi-jeex

 

Shirkada Qalabka guryaha iyo xafiisyada ee Al Xayaat furniture, ayaa qalabka ciyaaraha ugu deeqday kooxda kubada Cagta ee ku ciyaarta Magaca Gobolka Maroodi-jeex.

Read more...

Boorama: Xulka Kubada Cagta G/Awdal Oo Muran Xoogani Ka Dhex Taagan Yahay & Isqabqabsi Ka Dhex Dilaacay.

 

Muddo 7-cisho ku siman xili ay ka hadhay furitaanka Tartanka Kubada Cagta ee gobolada Somaliland oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa waxaa gudaha Boorama ka bilowday is-qabsi xoogan iyo muran ka dhex dilaacay xulka dhexdiisa ah kaasi oo maanta gaadhay meel aad u saraysa.

Read more...

Sir Maxamed Faarax Halyeygii Hantiyey Labada Biladood Ee Dahabka Ah Oo Booliiska Socdaalka Portland Ee Dalka Maraykanku Ay Joojiyeen Kuna Eedeeyeen Inuu Argagixiso Ay Uga Shakiyeen

Booliiska socdaalka ee magaalo xeebeedka waqooyi galbeed ee dalka maraykanka ee Portland ayaa joojiyey Orodyahanka caanka ah ee dhawaan la siiyey darajada ugu saraysa ee laga bixiyo dalka ingiriiska ee CPE (SIR) Sir Mo Farah.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland oo sheegay in ciyaarihii gobolada dalka ee sanadka la qaban lahaa dib loo dhigay arimo isku begmay dated.

 

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland cali siciid raygal oo shir jaraa’id oo ku qabatay xarunta wasaaradi ee magaaada hargiesa, waxaa uu ku shaciyey wakhtiga la qaban doono ciyaaraha gobolada Somaliland.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Deeq Agab ah ka Guddoomay Jaaliyadda UK

Hargeysa (Somal Sports)Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa manta ka gudoomay deeq agab ah xubno matalayey jaaliyadda Somaliland ee dalka UK.

Read more...

Shirkii Tababarayaasha Oroddada Adduunka ee IFAC iyo Jama Aden (Karaiin)

Waxaa toddobaadkii ina dhaafay lagu qabtay magaalada Glasgow, Scotland shirkii caalamiga International Festival of Athletic Coaching. Shirkan oo ay sannad walba qabanqaabiso Hayadda IFAC ee Scotland;

Read more...

Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo si layaab leh loogu durduriyay murugana la hoyday

 

Xulka Qaranka Soomaaliya ee loo yaqaan (Xidigaha Badweynta) ayaa maanta iyad jab iyo murugo kala soo dareeray garoonka kubbadda cagta Mandela National Stadium oo ku yaala magaalada Kampala ee dalka Uganda kadib markii cayaar ka tirsan Cecafa Cup 2012 ay la yeesheen dhigooda dalka Burundi.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Fariin U Diray Dhalinyaradda Ka Qayb-qaadanaysa Ololaha Doorashada

 

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa ugu baaqay Dhalinyarada wakhtiga ololaha baabuurta guudka uga baxda inaanay naftooda halis galin, anshaxa iyo nidaamkana ilaaliyaan, isla markaana si nabad-gelyo ah u banana-baxaan wakhtiga ay ololaynayaan.

Read more...

Liiska Ciyaartoyga Gobalka Hawd ee Tartanka Ciyaaraha Gobalada loo soo Xulay.

Somal Sporst: Hargiesa:- Tababaraha gobolka Hawd oo ka mid gobolada ku tartamaya Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo bisha dambe ka furmaya magaalada Hargiesa Mr. Aadan Maxamed Aadan (Daayeero), ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee ciyaartoyga kubada cagta ee gobolka Hawd u meteli doono ciyaaraha dalka.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Furay Kal-fadhigii 23aad Ee Golaha Fulinta Ee Dallada SONYO.

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska,oo uu Waheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi ayaa maanta Furay Kalfadhigii Sedex iyo Labaatanaad ee Golaha Dallada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo.

Read more...

Kooxda Kubada Cagta Ee Cashuur Oo Xus U Qabatay Ciyaaryahan Ka Tirsanaa Oo Ku Geeriyooday Wadanka Liibiya.

Ciyaar lagu xusayey allah haw naxariistee ciyaaryahankii marxuun MAXAMED CABDI MUUSE oo ka tirsanaa kooxda cashuur oo ka dhisan caasimada Hargeysa ayaa lagu qabtay garoonka Hargeysa Stadium.

Read more...

Kooxda Goodir aya a manta 1-0 kaga badiyay kooxda xidigaha cirka cayaar ahaayd munaasibad

Kooxda Goodir aya a  manta 1-0 kaga badiyay kooxda  xidigaha cirka cayaar ahaayd munaasibad loo dabaaldagayay sanadguurada ciidanka poliska Somaliland oo ka dhacday garoonka weeyn ee Hargeisa Stadium.

Read more...

Gudoomiyaha Ciyaaraha Ee Degmeda Gabiley Oo Laba Masuul Xilal U Magacaabay.

Gudoomiyaha Ciyaarha Ee Degmeda gabiley Muxiyadiin Axmed C/raxmaan (Abu-Bushra) Ayaa Maanta Xilal Cusub U magacaabay Labadan Masuul Ee kala Ah Maxamed Meecaad Samatar iyo Sacad Axmed Cabdi.

Read more...

Ciid Mubaarak

Shirkadaha Dahabshiil Group waxa hambalyo u diraysaa dhamaan dhalinyarada iyo Ciyaartoyda Somaliland, iyada oo marwalba shirkadu diyaar u ah kana qayb qaadata horumarinta dhalinyada iyo Ciyaaraha Somaliland. Fariintaas iyo salaantaas ciida waxaanu ka helnay Maamulka guud ee shirkadaha….

Read more...

Booliiska oo xabsiga dhigay masuuliyiin ka tirsanaa Ciyaaraha oo Muqdisho ka soo laabtay maanta

Berbera Ciidamadda Baadhista Danbiyadda ee CID-da ayaa maanta madaarka Berbera ka qabtay laba masuul oo ka tirsanaa Bahda Ciyaaraha oo muddo toban cisho ah si dhuumasho ah ugu maqnaa mgaaladda Muqdisho ee Somaliaya.

Read more...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland oo Shaaca ka qaaday in 15 December ay dalka ka Qabsoomidoonto Ciyaarihii Gobolada Somaliland,

Wasiirka Dhalinyarada, dhaqanka iyo ciyaaraha  Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa maanta si rasmiyga ugu dhawaaqay wakhtiga la qaban doono ciyaarihii gobolada ee sanadlaha ahaa.

Read more...

Faalo:Wasiir Maxaa Heeryadiise cune kaadhigay

Wasiirka ciyaaraha, dhalinyarada iyo dhaqanka ee Somaliland Cali Siciid Ragayl, waxa uu 17-kii bishan soo saaray go’aan uu ku baabiiyey dhammaan xidhiidhadii ciyaaraha ee wasaaradda.

Read more...

Wasiirka Ciyaarahaha Somaliland Oo Si Rasmiya U Baabiyey Xidhiidhadii Ciyaaraha Dalka

 

Wasiirka wasaaradda ciyaaraha   Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa Direeto uu soo saaray ku  baabiiyey dhammaan xidhiidhadii  Ciyaahaha kala kala duwanaa ee wasaaraddu lahayn.

Read more...

Ciyaar Lagu Sii Sagootinayo Ciyaartoygii Waynaa Ee Cabdixakiin Muuse (Cabdixakiin Bacda) Oo Garoonka Hargeysa Stadium Ku Dhex Martay Kooxaha Ex-Unicef iyo Waaya Arag.

Waxaa garoonka kubada cagta ee magaalada Hargeysa ay ciyaar aad u xiiso badani ku dhex martay labada kooxood ee Ex-Unicef iyo kooxda Waaya Arag,ciyaartaas oo lagu sagootinayey ciyaartoyga Cabdixakiin Muuse(Cabdixakiin Bacda)

Read more...

Kooxda Baby Shop Oo Ku Guulaysatay Tartankii Bisha Ramadaan Ee Uu Maal Galiyey Ciyaaryahanka Yuusuf Nuux Yuusuf(Tadhase) Ee Ka Socday Garoonka Hargeysa Stadium

 

Kooxda Baby Shop ayaa maanta ku guulaysatay koobkii bisha Ramadaan ee ka socday garoonka Hargeysa Stadium kaas oo uu maal galiyey ciyaar yahankii waynaa ee Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase.

Read more...

Deeqay Qalab Sporti Iyo 2 Milyan Oo Sl Shilin Ah ayaa Maanta la gudoonsiiyay Kooxda Kubada cagta ee Shubeyaasha

 

Kooxda kubbadda Cagta ee Shube ayaa arbacadii la guddoonsiiyey deeq isugu jirtay qalab isboorti iyo waliba lacag Kaash ah,

Read more...

Orodyahanka Taariikhda Gallay Ee U Dhashay Somaliland Una Orda Britain Maxamed Faarax Oo Rikoodhka Jabiyey Markii Ugu Horeeyey Taariikhda

 

Orodyahanka taariikhda gallay ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland Maxamed Faarax ayaa caawa markii labaad ku guulaystay billadda dahabka ah ee 5000 M isagoo sida dufaanka uga dhex booday orodyahanadii ku dhawa.

Read more...

674821