Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • How serious a threat are Steph Curry's ankle injuries to his career? Call it a tweak or a slip or a mild sprain. But really, call it like it is, time to worry. When Steph Curry folded his ankle against the Pelicans on 4 December, there was concern. Barely a month later,[…]

    Read more...
  • Jordan Bell on sprained left ankle: “I'm good. It's not broken” CHICAGO – The locker room door swung open. Slowly, Warriors rookie Jordan Bell exited toward the arena hallway, the sound of his crutches and walking boot appearing to give both a visual and audio signal of his physical well-being. Two[…]

    Read more...
  • The most significant reason behind the Warriors' success on the road is... The Warriors own the NBA's best record. That's no surprise. But how they got there is. 21-3 on the road? Six home losses? What's going on?

    Read more...
  • Clippers Overcome Late Scare, Beat Nuggets LOS ANGELES — The Clippers (23-21) extend their season-best winning streak to six after beating the Nuggets (23-22), 109-104 Here are five quick takeaways from the Clippers win/loss. 1) Unusual suspects close game — The Clippers flipped the script at[…]

    Read more...
  • LOS ANGELES (AP) Blake Griffin had 20 points and 12 rebounds, and the Los Angeles Clippers held off the Denver Nuggets 109-104 on Wednesday night for their season-high sixth straight win. Montrezl Harrell added 18 points and Lou Williams had[…]

    Read more...

Other sports news

  • January transfer news & rumours: Neymar to headline new Madrid attacking trio Goal takes a look at the biggest transfer rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond as we head into the winter window

    Read more...
  • Manchester United January transfer news LIVE: Bale in talks over Old Trafford move Goal brings you all the latest news, rumours and deals related to the Red Devils as the January transfer window heats up

    Read more...
  • Wenger coy on Aubameyang as Arsenal move for Malcom collapses The Gunners continue to be heavily linked with a move for the Borussia Dortmund striker, but will not be landing the Bordeaux forward in January

    Read more...
  • Leganes v Real Madrid Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Madrid have been struggling up front and we think the well organized hosts can keep the score down in this Copa Del Rey quarter final first leg

    Read more...
  • Burnley v Manchester United Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Our tipster thinks that Jose Mourinho's men will claim all three points without conceding when they travel to Turf Moor in the top flight on Saturday

    Read more...

Tababaraha Caalamiga Jama Karaiin iyo Oroddada Birmingham

Waxaa magaalada Birmingham, UK ku sugan tababaraha Caalamiga ee Jama M. Aden(Karaiin). Tababaraha oo imika tababara kooxda qaranka ee Qatar, ayaa isla markaa tababara ciyaartoyda caanka ah ee uu ka mid yahay Abubaker Khamis Kaki oo dhowaan ku guulaystay ciyaarahii indoorka ee Stuttgart, Germany, isla markaana ah ninka hogaaminaya saacadaha orodka 800m ee sannadkan 2011.

Read more...

Hay'adda wadaniga ah ee HYDA iyo Xidhiidhka Kubadda Cagta SL oo qalab ka gudoomay dhalinyaro reer Wa

Hargeysa : Wasiirka Waasaaradda Ciyaaraha iyo Dhaqanka Maxamed Ibraahim ayaa saaka Hotelka Maan-soor ka furay tababar looqabanayo qaybo ka mid ah waaxda Ciyaaraha ee wasaaraddaasi.

Read more...

Axad, December 18, 2011---QOL ----Xulka Gobolka M.Jeex' Hargeysa;oo Hantay Koobkii Ciyaaraha Goboladda Soomaliland,Ciyaaryahan Cabdi Riyaad oo Koobka Gacanta u galiyay Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka M.Jeex'Hargeysa' ayaa ku guuleytsay Horyaalkii 5 ee Ko

Axad, December 18, 2011:- Xulka Gobolka M.Jeex' Hargeysa;oo Hantay Koobkii Ciyaaraha Goboladda Soomaliland,Ciyaaryahan Cabdi  Riyaad oo Koobka Gacanta u galiyay

Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka M.Jeex'Hargeysa' ayaa ku guuleytsay Horyaalkii 5 ee Koobka Gobolada Soomaliland ka dib markii Ciyaartii Finalka ayu ugu awood sheegteen Xulka Howd,waxaana Goolka Hargeysa ay ku badisay qeybtii hore u dhaliyay Weeraryahankooda Lambarka 12 Cabdi Riyaad.

Xulka Maroodijeex'Hargeysa' oo uu watay Tababare Diridhabe ayaa waxa ay u noqoneysaa markoodii 2 aad oo ay hantiyaan Koobkaan oo la qabtay 5 jeer laga soo bilaabo 2002 oo ay markiisii ugu horeysay ay qaadeen hargeysa haatana 9 sano ka dib ay ku guuleyten.

Madaxweynaha Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud' Siilaanyo' ayaa gudoonsiiyay Kabtanka Hargeysa Shambariire Koobkii Kubadda Caga ee ay ku guuleyteen,saidoo Kale Ciyaaryahan Heybe ayuu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Gudoonsiiyay Koobkii Kaalinta 2 ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Soomaliland,waxaana sidoo kale halkaasi lagu bixiyay Abaal marino kala duwan,Shirkadda Somtel iyo warbaahinta ka howgasha Soomalialnd ayaa halakasi abaal marin lagu gudoonsiiyay iyo waliba shaqsiayadkii suurtagalinta Koobkaan Kaalinta ka qaatay iyo shirkadaha.


Dhinaca Kubadda Koleyga waxaa ku guuleystay Isla gobolka Maroodi jeex'Hargeysa',Kaalinta 2aad waxaa galay Howd,Ciyaaraha Fudud waxaa Kaalimaha  ee ugu horeeya biladahoodii u urusaday Gobolka Caasimadda Soomaliland ee Maroodijeex oo runtii Muujiyay Sanadkaan daadaal dheeraad ah.

Tartanka Kubadda Cagta waxaa dhinaca Gooldhalinta 4 gool ku qaaday Ciyaaryahanka Lambarka 11 u qaata Xulka Maroodijeex' Hargeysa' Ciyaaryahan  Govindha.

Taariikhda Ebed Markii Ugu Horeysay Kooxda Chalsea oo soo Iibsata sadex Wiil oo Walaalo ah

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

Taariikhda-ebed-markii-ugu-horeysay-kooxda-chalsea-oo-soo-iibsata-sadex-wiil-oo-walaalo-ahTaariikhda ebed markii ugu horeysay kooxda chalsea oo soo iibsata sadex wiil oo walaalo ah

Wax kasta oo kadhaca kubada cagta waa tariiq laakin waxna waa bilaaw waxna waa kuwo horey udhacay. Kooxda reer London ee Chelsea ayaa maanta halmar si wada jir ah ula waregtay 3 ciyaariyahan oo isla dhalatay kuwaas oo la sheegay in ay mustaqbal fiican kuleeyihiin kubad cagta. Twins Rio iyo Cole Dasilva, oo 12 jir ah iyo Jay Dasilv oo 13 jir ah ayey kooxda Chelsea kala soo wareegtay Luton Town F.C qeybteeda hor marinta caruurta.

Saxiixa sadexdaan wiil ee walalaha ah ayaa waxaa uga baxday kooxda Chelsea aduun dhan £1milion .
Tababare Villas Boas ayaa taariiq cusub ufuray kooxda Chelsea kadib markii uu si wada jira usoo qaaatay 3, dan wiil ee walalaha ah .

Madaxa kooxda yar yar ee Luton Gregg Broughton ayaa sheegay in tani ay tahay taariiq heshiis kadib markii 3 ciyaariyahan oo isla dhalatay si wada jir ah loola wareegay. Waa markii labad oo ay taariqda kubada cagta dhacdo in 3 ciyaariyahan oo isla dhalatay halmar la iibsado oo ay 1 koox uwada ciyaaran

Waana kuwan hoose 3 ciyaariyahan oo isla dhalatyay oo 1 mar la iibsaday kuwaas oo kala ahaa Ray, Rodney iyo Danny waxaana ay 1980-kii uwada ciyaarayeen kooxda Southampton.

Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo

Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

Hordhac: Guud ahaan sharciyadda guud ee kubbada cagtu waxa ay ka kooban yihiin 17qoddob,inkasta oo wakhtiga la ciyaarayo ay qodobka 2aad iyo qodobka 12aad ugu fir-fircoon yihiin,

Read more...

Wacdarihii Xulka Qaranka Somaliland Ka Dhigay Xafladdii Furitaanka CONIFA World Cup Ee Xalay

Xafladdii furitaanka koobka adduunka ee CONIFA World Cup Abkhazia 2016. Waa markii ugu horeeysay ee Tartan noocan oo kale ah ay ka qayb agalaan Ciyaartoy matalaysa Somaliland.

Read more...

Tabababare Jaamac Karaaciin Oo Ka Sheekeeyey Qisada Shirqool Loogu Geystay Spain Iyo Xadhiggiisii

Tababaraha caanka ah ee Jaamac Maxamuud Aadan (Jaamac Karaaciin) oo ah tababaraha xulka qaranka qaranka ciyaaraha fudud ee waddanka Qatar, ayaa ka sheekeeyey sidii ay u dhacday qisada shirqool loogu geystay waddanka Spain wakhti uu ku sii socday waddanka Brazil oo koox uu watay ay kaga qayb-gelaysay ciyaarihii Olympics-ka ee Rio de Janeiro.

Jaamac Karaaciin oo hoggaaminaya ciyaartooyo ka socda waddanka Qatar, ayna wehelinayeen xulalka waddamo kale oo Carab ah, ayaa waxay sii mareen waddanka Spain oo ay ku degeen, iyagoo ay u qorshaysnayd in ay u sii dhaafaan Brazil, laakiin ciidamo boolis ah ayaa soo weeraray Hotelkii uu degenaa, kuwaas oo baadhitaano ay sameeyeen kaddib xabsiga u taxaabay Tababare Jaamac Karaaciin oo xidhnaa muddo gaaban, markaas kaddibna ka qaaday baasaboorka, iyagoo ku sababeeyey in ay baadhitaan ku hayaan. Arrintan ayaa sababtay in Jaamac Karaaciin aanu tegin waddanka Brazil.

Jaamac Karaaciin ayaa waraysi uu siiyey idaacadda BBC, isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa, waxa uu ku tilmaamay in ay ahayd shirqool laga sii shaqeeyey, waxaanu yidhi: “Si aan dadka ugu caddeeyo arrintii ka dhacday waddanka Spain magaalada Sabadell wakhtigii lagu jiray diyaar-garowga olambiggii lagu qabanayey Rio de Janeiro, waxay ahayd shirqool laga sii shaqeeyey.” Sidaas ayuu yidhi Jaamac Karaaciin.

Tababarahan Caanka ka ah dunidu waxa uu sheegay in shirqoolkan la  maleegay markii uu guulo waaweyn ka soo hooyey tartamada kala duwan ee ciyaaraha fudud, iyadoo sabab laga dhigtay in ciyaaryahannada uu tababaraha u yahay ay suurtogal tahay inay isticmaalaan daawooyinka kordhiya awoodda jidhka.

Mar la weydiiyey in uu magdhow dalbaday markii waxba lagu waayey, waxa uu xusay in uu qareenkiisa kala hadlay in dacwad ay ku oogaan qolada shirqoolka ka shaqaysay, laakiin ay wali ku andacoonayaan in ay baadhitaan wadaan, marka ay soo gebo-gabeeyaanna uu qaadi doono tallaabo sharci ah oo uu magdhow ku dalban doono, maadaama sumcad dil loo geystay, tartan caalami ahna laga reebay.

 

 

673572