Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Ururka Kubada Cagta Somaliland ee UK Oo Warsaxaafadeed Walaac Xambaarsan Soo Saaray -

Ururka kubada cagta ee Somaliland Football Association ee dalka UK oo ah urur ay ku bohoobeen dhalinyaro Somaliland ah oo ciyaara kubada cagta ku ciyaaraa dalka UK iyo dhalinyaaradii cuslaatay ee hore Somaliland uga ciyaari jirtay xiliyadii hore ayaa walaac ka muujiyey xaalad ay sheegeen in ay ka jirto dalka UK

Read more...

Mo Farah Oo Orod Uu Galay Guul Taariikhi Ah Ka Soo Hooyay

32 jirkan haysta labada biladood ee dahabka ah ee Oliimbigga ayaa ku orday 13:11:77.

Read more...

Qaylo-dhaan Laga Soo Saaray Shakhsiyaad Damac Ka Galay Garoon La Laga Banaynayo Waqooyiga Hargeysa

Dhul loo qoondeeyey in laga bineeyo dhismaha Garoon kubadeed loogu magac daray Shulaac Stadium oo ku yaalla waqooyiga magaalada Hargeysa ayaa la weriyey in dad gaar ahi ay dawladda ka dalbadeen in kooto loo siiyo dhismaha garoonkan iyo gacan ku hayntiisa.

Read more...

Yaa Ka Masuul Ah Dib U Dhaca Weyn Ee Ku Yimid Sports-Ka Somaliland: Qalinkii Cismaan Saleebaan (Laba-qori)

July 8, 2015 - Written by Naasir Aadan

Laga Joogo Muddo 20 Sano Ah Oo Kasoo Wareegtay Aaasaaskii Dalkeena Somaliland Waxa Maalinba Maalinta Ka Dambaysa Dib U Dhaca Weyn Ku Imanayaa Dhamaan Sport-ska Somaliland , Kaasi Oo Dhinac Walba Leh Sida Kubada Cagta , Basketball-sha Ororoda Kala Duwan iyo Dhamaan Qaybaha Kale Ee Sports.

Read more...

Kooxda ku Ciyaarta Magaca Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ee Gobolka Togdheer Oo la Gudoonsiiyey Agab Istoorti -

Kooxda ku Ciyaarta Magaca Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ee Gobolka Togdheer  ayaa u dabaaldegtay Sanad Guuradeedii Afraad ee ka soo wareegta wakhtigii la aasaasay.

Read more...

Tartanka Kubadda Kollayga Hargeysa Oo Loogu Magac Daray Xoghayihii Hore ee SOLJA

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa caawa si rasmi ah u furey tartanka Bisha Ramadaan Ee Kubadda Kolayga (Basket Ball)

Read more...

WAR SAXAAFADEED

Bangiga Dhexe ee Kenya oo Qaaday Xayiraaddii Saarnayd Adeegyada Dahabshiil ee Kenya dhexdeeda.

Read more...

Dabaal Degi Barcelona indho Qabsigii Ciyaaryahanada Juventus iyo Wacdarihii Xalay

Ciyaaryahanada kooxda Barcelona aya mar kale noqday isla markaana awoodooda ciyaareed ay u suura gelisay inay isku darsadaan saddex koob oo kan ugu muhiimsan uguna danbeeyey uu aha koobka ChampionsLeague oo ay kaga guulaysteen kooxda reer Talyaani ee Juventus oo ku garaceen 3-1.

Read more...

Kooxdii Kubada Cagta Ee Sidatay Magaca Somaliland-UK Oo Laga Reebay Ciyaarihii Qoomiyadaha Afrika Ee UK -

Kooxda kubada cagta ee magaca Jaaliyda Somaliland kaga qayb galay kulankii qoomiyadaha reer Afrikada degan dalka UK ayaa galabta Laga reebay ciyaarihii. Kooxdan oo ay ku jireen dad ajaanib ah oo aan Somaliland u dhalan.

Read more...

WARBIXIN: Waa Kuwee Sideeda Kooxood Ee Iskugu Soo Hadhay Tartanka Koobka African Nations Cup Uk? Goorma Ayaase La Ciyaari Doonaa Kulamada Sideed Dhamaadka Tartankan?

Waxaa 30kii bisha May dalka ingiriiska ka bilawday koobka African Nations Cup UK oo ay ciyaaraan bulshooyinka qurba jooga ku ah dal waynaha UK. Tartanka koobkan oo sanadle ah ayay sanadkan ka soo qayb galeen 20 wadan kuwaas oo loo kala qaybiyay shan group oo min shan xul qaran ku wada jireen.

Read more...

Tartan Ciyaareed Lagu Xusayo 18 May Oo Furmay Goroonka Rooga Ah Ee Togdheer Tootball Academy

Ururka Somaliland Football Development Foundation Oo Lasoo Gaabiyo SFDF Ayaa Shalay Galinki Danbe Ka Furay  Wareeg  Goroonka Rooga ee  Togdheer Fotball Wareegani oo ay ku Wada Ciyaari Donaan Sideed Koxood taasi oo lagu Xusidoono 18may,

Read more...

Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhex Martay Laba Koxood Oo ay kala Hogaminayaan Laba Xildhiban Oo Burco ka Dhacday

Ciyaar Xiiso  Badnayd Oo Ahayd  Furitanka Garon Casri Ah Oo Laga Hiragaliyay Magaalda  Burco Ayaa Waxa Isku Haleelay Laba Koxod Oo ay Kala Wateen Xildhibaan Cabdi Laki iyoXildhibaan Mubarig(Bidhi) Iyada Oo Ay Koxda Mubarig( Bidhi) Ay Dhulka  Jiday Koxda Cabdi Laki  kadib Marki Ay Kabaha Kula Dul Mareen 4+2 -

Read more...

Hargeysa: Dhallinyaro La Barey Xirfadda Feedhka Oo Xaflad Loo Qabtey

Machadka jidh dhiska, Jimicsiga iyo barashada xirfadda feedhka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa ayaa shalay xaflad u qabtey 9 dhallinyaro ah oo la baray xirfadda feedhka.

Read more...

Wakiil Wasaaradda Ciyaaruhu u igmatay UK oo lagu soo dhaweeyay London

Munaasibad lagu soo dhaweynayay wakiil cusub oo uu Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal dhawaan u magacaabay inuu u matalo dhalinyarada iyo bahda Ciyaaraha dalka Ingiriiska ayaa lagu qabtay magaalada London.

Read more...

Waxaa xoriyadoodii dib loogu soo celiyay Tababare Mohamed Dahir Cajab , Mustafe Diyaro Iyo Ahmed Juujuule ka dib 4 casho oo aay xidhnaayeen

Waxaay ahaayd maalintii sabtidii 21 bisha Mars markii xabsiga loo taxaabay ka dib markii looga shakiyay in aay cayaartooy u dirayaan muqdisho.   Hadaba xadhigaa kadib waxaa aad loo baadhay eedaayntaas oo markii horeba si aan laga fiirsan loogu degdegay waxaana dhibaatadu ka bilaabantay

Read more...

Kubadii cagta oo Qaab ganacsi isu rogtay,

Garoomada casriga ah oo ku sii badanaya Magaalooyinka waawayn ee Somaliland, gaar ahaan caasimada oo noqotay meeshii ugu horeeysay ee laga hirgaliyo garoomada yar yar ee la dhigo Dooga macmalka ah

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Mudeeyey Wakhtiga La Qabanayo Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Wasiirka wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ee Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa cayimay wakhtiga uu qabsoomayo tartanka ciyaaraha gobolada ee Somaliland.

Read more...

GUDDAHA KA AKHRI: WASAARADDA CIYAARAHA OO JAWAAB KA BIXISAY EEDAYMO UGA YIMID XISBIGA UCID

Wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa luuqad adag kaga jawaabtay iskana fogaysay Eedaymo xaqiiqda ka fog oo uga yimid Xisbiga mucaaradka ah ee UCID.

Read more...

Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Guddoomiyihii Naadiga Kubada Cagta Ee Bari Iyo Galbeed.

Saleebaan Axmed Nuurc(Saleebaan Marduuf)oo Ahaa Guddoomiyaha Naadiga Kubada Cagta ee Shirkada Bari iyo Galbeeda ayaa Goor

Read more...

Furitaanka Laba Garoon Oo Qaab Casriyeysan Loo Sameeyey

Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Xaaji Cabdi Kariin Xuseen Cabdi Waraabe oo ay weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha ayaa

Read more...

Farriin Culus: Suldaanka Guud Ee Somaliland iyo Haldoorka Kale Oo Hanjabaad Ka Dhan Ah Dhulka Masalleha Ee Ciidanku La Wareegay U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Suldaanka Guud ee Beelaha somaliland,Cuqaasha wax garadka iyo Dadka Daga Xaafada Masalaha Koonfureed ee Magaalada hargaysa ayaa maanta Go’aamadii ugu danbeeyay ka soo saaray Saddex garoon oo ku yaala Xaafada oo Taliyaha Ciidanka qaranku iibiyay sida ay shegeen Gacantiisa ku iibiyay.

Read more...

Wasiirka Ciyaaruhu xaq ma u leeyahay inuu Muddo kordhin u sameeyo Xidhiidhada?

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland, Cali Siciid Raygal, oo hore u kala diray xidhiidhadii Ciyaaraha ee dalka, sida Xidhiidhka Kubada Cagta, Xidhiidhka Kubada Koleyga (Gacanta), iyo Xidhiidhka Ciyaraha fudud (Orodka)

Read more...

Ciyaaryahan Reer Hargeysa Ah Oo Calanka Somaliland La Dhex Tagay Garoonka Kubadda Cagta Ee Muqdisho Stadium

Kabtanka xulka kubadda cagta gobollka Maroodi-Jeex Maxamed Xasan Maxamed (Gabyaaye) ayaa garoonka kubadda cagta Banaadir Stadium ee magaaladda Muqdisho si waddani-nimo leh u muujiyay qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii uu garoonka la soo dhex-galay Calanka Somaliland.

Read more...

Kooxaha Muqdisho Oo Ciyaaryahano Badan Oo Dalka Soo Dalbaday Una Balanqaaday Mushahar Lix Boqol Oo Dollar

 Horyaalka Somalia, Hamiga Kooxaha Muqdisho Iyo Hiigsiga Ciyaaryahanada Dalka iyada oo Horyaalka Kubada Cagta ee Somaliya, gaar ahaan kooxaha Muqdisho uu si toos ah u socda,

Read more...

Ciyaartoy Wasaaradda Ciyaaraha Ku Eedeeyay Inay Lacag Aanay Qaadi Karin Ku Xidhay

“Markii ayku fashilmeen inay wasaaradeenu ciyaaro qabtaan ayuu madaxweynaha Soomaaliya u qabtay horyaal taas oo keentay in dhalinyaro ciyaartoy ah oo magaca ku lahaa Hargeysa oo mushaharka qaadaneyey intay Hargeysa ka yaacaan tagaan Soomaaliya si ay tartankaasi uga qaybgalaan”Ciyaartoy ka tirsan kooxaha dalka

Read more...

Sanad wacan oo wanaagsan idilkeenba

Waxaan dhamaan hambalyo salaam iyo bogaadin iskugu jirta hawada u soo marinayaa, dhamaan bahda dhalinyarada iyo Ciyaaraha meelkasta oo ay dunida ka joogaan.

Read more...

674823