Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Knicks Head to Utah, Looking to go 2-0 Against Jazz 1.  The Knicks made a furious comeback on Wednesday night in Memphis but the effort just fell short in the 105-99 defeat.  Unfortunately for New York, two crucial plays did not go its way when Kristaps Porzingis was whistled for[…]

    Read more...
  • Phoenix Suns' trade targets: Is Kemba Walker really a good fit? The Suns face the Nuggets on Friday night in Denver. Return for updates. The Suns need a point guard and the Charlotte Hornets reportedly have made 2017 All-Star Kemba Walker available in a trade. On the surface, Walker seems like[…]

    Read more...
  • D'Angelo Russell Cleared to Return from Knee Injury vs. Heat After missing 31 games with a knee injury, D'Angelo Russell will return to the Brooklyn Nets for Friday's game against the Miami Heat.  Per Anthony Puccio of SB Nation, Russell is available for the Nets.    Puccio added that Nets head[…]

    Read more...
  • Why is Kemba Walker on the trade block? Walker's a very good point guard in his prime, but Charlotte needs to clean up a financial mess of its own making.

    Read more...

Other sports news

  • Conte admits Pedro dived and understands his 'mistake' The Blues boss will not be discussing the Spaniard's yellow card for simulation in an FA Cup clash with Norwich as the player knows he made an error

    Read more...
  • Golden boy Robin van Persie returns home to Feyenoord The former Manchester United and Arsenal striker, now aged 34, will hope to finish his impressive career on a high in Rotterdam

    Read more...
  • Alexis battle between Man City & Utd not decided by money - Klopp The Arsenal forward appears to have chosen Old Trafford over the Etihad Stadium, but the Liverpool boss does not think finances are a factor

    Read more...
  • Derby County v Bristol City Betting Preview: Latest odds, team news, tips and predictions Gary Rowett’s in-form Rams should have enough to see off Lee Johnson’s Robins in this promotion clash, who have lost five in a row in all competitions

    Read more...
  • Former Arsenal and Man Utd striker Van Persie returns to Feyenoord The vastly-experienced frontman is heading back to where it all began after seeing Fenerbahce agree to the termination of his contract

    Read more...

Muwaadin Xasan Waraabe Cade oo Madaxweynaha Qaranka Somaliland ku maamuusay koob uu ugu magacdaray horumarinta Garoomada Casiriga ah.

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley Xubno qurba-joog ah oo uu hogaaminaayey mudane Xasan Waraabe cade ayaa madaxweynaha waxay ku maamuuseen una garteen inuu yahay madaxweyne jecel wanaaga iyo dhismaha dhalinyarada dalka,

Read more...

Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Ee Magaalada Boorama Oo Soo Afmeeray Tartan Ciyaareedkii Sannadkan 2014. -

Waxaa maanta la soo afmeeray tartan ciyaaradkeeda  sannad dugsiyeedka 2014-215 Dugsiyada Hoose/Dhexe Iyo Sare ee cumar Binu khadaab waxaana ciyaartii finalka iskaga horyimid fasalada form One C Iyo Form Two oo soo maray wareegyo kala duwan

Read more...

Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Soo Xulay 30-Kooxood Oo Ay Ka Soo Saari Doonaan Kooxaha Heerka Labaad Iyo Heerka Saddexaad

Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland, ayaa markii u horeeysay waxa ay ku dhawaaqeen wejigii kowaad ee ay ku soo xuleen kooxaha heerka Saddexaad iyo heerka Labaad ee Degmooyinka Hargeysa.

Read more...

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Shaaciyey Wakhtiga Ay Qaban Doonaan Tartanka Kooxaha Heerka Labaad Iyo Saddexad

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Kheyre Cawaale (Gacal), ayaa si rasmiya u sheegay in Tartanka Kubada Cagta ee is reebreebka heerka labaad iyo heerka saddexaad uu bilaami doono Todobaadka Dambe,

Read more...

Wasirka Ciyaaraha Oo Dhulkii Iyo Garoonkii Tiyaatarka Burco Ku Wareejiyey Xubno Qurba-Joog Ah, Hantidaas Qaranka Oo Muwaadiniin Reer S/Land Ah

(Agoontii Ilma X. Diriye Xirsi) In Kabadan 26 Sano Ay Gacantooda Ku Bad-Baadiyeen.
Wasirka Ciyaaraha Oo Dhulkii Iyo Garoonkii Tiyaatarka Burco Ku Wareejiyey Xubno Qurba-Joog Ah, Hantidaas Qaranka Oo Muwaadiniin Reer S/Land Ahi (Agoontii Ilma X. Diriye Xirsi) In Kabadan 26 Sano Ay Gacantooda Ku Bad-Baadiyeen.

Read more...

Guddoomiyaha Olombikada Qaranka Oo Markii Ugu Horeeysay Somaliland Ka Hirgeliyey Akadimiga Ciyaaraha Ee Lagu Soo Saaro Ciyaaryahanada

Guddoomiyaha Olomikada Qaranka Somaliland Xasan Waraabe Cadde ayaa markii ugu horeeysay dalka ka hirgeliyey Akadimiga soo saarta Ciyaaryahanada, waxaanu sheegay inuu rabo inuu soo saaro Ciyaaryahano Magaca Somaliland sare u qaada.

Read more...

Isku dhac Dhalinyarada kubada ah oo hal Qof ku geeriyooday Xaafada Jigjiga yar+ciidamada booliska oo shidaal la,aan tali waayay in ay wax kaqabtaan Rabshadahaa

 Laba kooxood oo katirsan kooxaha kubada cagta ee xaafada ibraahim koodbuur gaar ahaan jigjiga yar ayaa caawa weraro hubysan o ay isku qaadeey waxa ku geeriyoday mid kamida labada kooxod

Read more...

Tartankii Ciyaaraha Kubedda Koleyga Ee Xaaji GUJIS CUP Oo Lasoo Gebo-gabeeyey &Damaashaadka Kooxda Ku Guulaystay

Tartankii Xaji Gujisa Ramadan Cup oo loo qabtay kooxaha kubadda kolayga ee caasimadda Hargeysa bishii Ramadaan, ayaa si rasmi ah loo soo gabogabeeyey kadib markii ay ku guulaystay kooxda Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland.

Read more...

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Furay Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Ee Xawaadlle

Maayarka Caasimadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa xadhiga ka jaray dib-u-dhis iyo ballaadhin lagu sameeyey garoonka kubadda cagta Xawaadle ee Degmada 26-ka June ee magaalada Hargeysa gellinkii dambe ee maanta.

Read more...

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Gaadhsiisey Waddada Allaybaday-Arabsiyo

Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha waddada Allaybaday iyo Arabsiyo, iyo xubno kale oo isugu jira waayeel iyo waxgarad oo weheliyey, deeq lacag ah oo dhan US$25000 (Shan iyo labaatan kun oo Dollarka Maraykanka ah

Read more...

Dalada SONYO Oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqday tartanka Bisha Ramadaan Ee Boorama

Dalada dhalinyarad Somaliland ee SONYO ayaa maanta agab ciyaareed oo isugu jira Kubado, Shabagyo, Dirays-yo iyo agabka garsoorka soo gaadhsisay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka Awdal

Read more...

Koobkii Aduunka Oo Maanta Ka Furmi Doona Wadanka Barazil Iyo Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay.

Kooba Aduunka ayaa maanta si rasmi ah uga furmi doona Wadanka Barazil oo marti u noqon doonaan 32 xul oo aduunka ka tirsan si ay koobka ugu qayb galaan.

Read more...

Koobka Kooxaha heerka Koowaad ee Caasimada Somaliland

Kulankii labaad ee Koobka Kooxaha Heerka Kowaad ee Somaliland oo ay isaga horyimadeen Kooxaha Duufaan & Duulista ee aan Shalay Booqday,

Read more...

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Dallada Sonyo Ka Difaacay Eedaymaha Uga Yimaada Dhalinyarada Somaliland -

Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada,ciyaaraha iyo dalxiiska omaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa dallada dhalinyarada ee Sonyo ka difaacay eedaymo inta badan kaga imanayey dhalinyarada wadanka.

Read more...

Tartankii Dhalinyaradda Cuslaatay 2014

Hargeysa - (Somal Sports) - Tartankii dhalinyaradda cuslaatay oo laba bilood iyo badh ka socday magaalada Hargeysa ayaa galabta lagu soo gabogabeeyey garoonka Dhalinta Kacaan. Tartankan oo ay isku soo hadheen labada kooxood ee Goljano iyo Jigjiga Yar.

Read more...

Ciyaaraha Kala Duwan Ee Dalku Meel Aad U Sareysa Ayey Marayaan, Dadaal Xoogana Waa La Wadaa

“Hargeysa”  Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee  Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Nuux Jibriil, ayaa ka warbixiyey halka ay maraayan xaalada Ciyaaraha ee dalku,

Read more...

Coach Jama Aden (Karaiin) Records Dunida iyo Billadihii SOPOT

Waxaa mar kale sidii looga bartay dunida ciyaaraha orodka guullo aad u sarreeya ka soo hooyey, kooxda tababare Jama. Waxaa si weyn caalamkan orrodada adduunka ay u hadal hayaan Guulaha iyo xirfada ay kooxda Jama ay ku hantiyeen jebinta Records hore,iyo billadaha dahabkaa ee ay sida isdaba joogaa u heleen.

Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Amaanay Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Uu Sheegay In Ay Dedaal Muujiyeen

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa amaanay dedaalka ay la yimaadeen xidhiidhka kubada cagta Somaliland.

Read more...

"Sanad Walba In Aanu Qaadno Koobka Gobolada Somaliland Ayaanu Doonaynaa"Tababare Diridhiba

Hargeysa , Tababaraha caanka ah ee Maxamed Maxamuud Maxamed (Diridhaba), oo ah Tababaraha Xulka Kubada cagta ee Gobolka Maroodi-jeex ahna Tababirihii Labadii sano ee ugu dambeeyey ee Tartanka koobka Gobolada Somaliland Xulkiisa u hantay Horyaalnimada Koobka Kubada Cagta ee Koobka Gobolada, ayaa sheegay inuu ku dadaali doono inuu sii xejisto isla markaana uu qaado Koobka walba oo la dhigo.

Read more...

Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay wasaarada dhalinyarada ciyaaraha.

 Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale daah-furay sanduuqa dhalinyarada somaliland  dhagax dhigayna dhismaha cusub oo loo yag-leeli doono dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo.

Read more...

Weeraryahanka Xulka Maroodi Jeex iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa Oo Qaliin Lagu Sameeyay iyo Xaaladiisa Caafimaad Oo Ka Waramay

 

Weerar yahanka xulka kubada cagta Maroodi-Jeex iyo kooxda D.H.H Maxamuud Cadbdi Xasan (Goofindha) ayaa maalintii Arbacadii ee toddobaadkii hore loogu sameeyay Qaliin dhakhtarka National Hospital oo ku yaala caasimada Addis Ababa ee wadanka Ethiopia.

Read more...

Tababaraha Xulka Gobolka Hawd Oo Fariin U Diray Taageerayaasha iyo Ciyaartooyga

Tababaraha cusub ee Xulka Gobolka Hawd Mustafe Yuusuf Maxamed (Mustafe Cirid) ayaa sheegay in ay ku dedaali doonaan sidii uu xulka Gobolka Hawd sanadkan ugu guulaysan lahaa koobka Gobolada.

Read more...

Kulankii Ciyaareed ee Kooxda Jigjiga Yar iyo Kooxda Borama

Kulankii Ciyaareed dhex maray manta oo Khamiis ah labda kooxood ee kale ah Kooxda Jigjiga yar  iyo Kooxda Borama . kulan oo wakhtigii loogu talo galay bilaabmay 4:40 ayaa waxay ciyaartu ku bilaabmatay jawi dagan taasi oo labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaaro aau u heer sareeaya

Read more...

Kulankii Ciyaareed ee Kooxda Axmed Dhagax iyo Kooxda Masalaha

Kulankii Ciyaareed dhex maray manta oo Khamiis ah labda kooxood ee kale ah Kooxda Masalaha  iyo Kooxda Axmed Dhagax. kulan oo wakhtigii loogu talo galay bilaabmay 4:45 ayaa waxay ciyaartu ku bilaabmatay jawi dagan taasi oo labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaaro aad u heer sareeysa.

Read more...

Kulankii Ciyaareed ee Kooxda Telesom iyo Kooxda Star’s

Kulankii Ciyaareed ee maalintii jimcihii dhex maray labda kooxood ee kale ah KooxdaTelesom iyo Kooxda Star’s. kulan oo wakhtigii loogu talo galay bilaabmay 4:30 ayaa waxay ciyaartu ku bilaabmatay jawi dagan taasi oo labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaaro aan u sareeaya

Read more...

Kulanka manta ee dhex mari doona Kooxda Goljano iyo Kooxda Beerta

Maanta oo Khamiis ah 06/02/2014 waxa ay Ciyaar aad u xiiso badani dhex martay labada kooxood ee kala Kooxda Beerta iyo Kooxda Goljano.

Read more...

674820