|
Ciyaaryahan Reer Somaliland ah oo si wayn u soo Jiitay Kooxo badan oo ka dhisan Hindiya ka dib Mark |
|
|
Thursday, 26 November 2009 |
Hyderbad:-Waxaa markii ugu horaysay taariikhda ciyaaraha ee dalka india noqday ciyaaryahnkii ugu horyeey ee u dhashay dalka jamhuuriyad somaliland noqday ciyaarahnka ugu wanaagsan dhanka difaaca kulamadii kubada cagta ah ee jamaacadaha kala duwan ee dalka hindiya
oo dhawan lagu soo gabagabeeyey magaalo madaxda gobolka ay somalidu aadka u dagan tahay ee andhra pradesh ee hyderabad ee india ciyaarahan yanka lagu magaacbo cabdirisaaq muuse maxmuud {dhagax} ciyaarayan cabdirisaaq oo ah ciyaarahan da" yar oo leh musatqabal dhinaca ciyarta ah kubada cagta ah kana ciyaara dhanka difaac ama defenderka waa ciyaarahan si wayn uga dhex muuqday tartanka ka dhacay dalka hindiya gaadhayna heer ay u tarrtmaan qaar ka mid ah kooxa heerka 2aad ee ka dhisan dalka hindiya.
Ciyaarhan cabdirisaq oo ah mid leh hibo iyo karti uu ku ilaalin karo goolkiisa kana difaaco karo sida uu ku soo bandhigay goormada laga ciyaaro kubada cagta ee dalka hndiya waxana hada lagu wada inuu ku biiro mid ka mid ah kooxaha heerka labaad ka dhisan dalka hndiya oo la saxeexeday heshiis kooxdan oo la idha shiva naresh football club oo KA DHISAN MAGLAADAN KANA MID AH KOOXAHA UGU AWOOD BADAN EE HEERKA LABAD ayaa lagu wada inuu hada ku biiro hadba ciyaarhanka ayaa noo suurto gashay in aanu warysi la yeelano taariikh nololoodkiisa waraysi gaban oo aan la yeeshay ciyaaryanka ayaa u dhacya sida tan. suaal:goorma ayaad bahda ciyaaraha ku soo biirtay jawaab; waxaan ciyaaraha bilaabay anigoo ciyaal ah oo ka soo bilaabay koox la odhan jiray rangers oo ka dhisanayd magaalad burco dugsigaygi hoose dhex an ahayd qiyaastiin waxay ahayd 1996 kii sual: kooxdii kugu horasay ee aad si oficial ah ugu safto waa kooxdee jawaab: waxay ahayd kooxda aan aadka u jecla ee gaashan oo ah koox ka dhisan gobolka togdheer ee burco waxan marka ka dib ka mid noqday kooxda heerka 1aad ee dawlad hoose ee maglad burco isla wakhtigaana ahayd koox ka mid ah kooxa ugu wacan kooxaha ka dhisan maglad burco e suaal: yaa kugu taageeray ama kugu dhiri galiyey inaad noqoto ciyaarahna kubad cagta ah jawaab: waxaa horta marka hore leh mahada koowad rabigeen ii sahlay inan ahaado ciyaarahn marka labadan waxanan si gaar ah u ilabaynin tababare siciid oo ahaa tababare leh khibarad gaar aha anan odhan karo waa ta aan maanta halkan ku soo gaadhay waxan si gaar aha u samalay mar kale tababare siciid doha suaal: maxaad u soo jeedin lahayd inamad kale ee reer somaliland ah ee kula joga hindiya ama wadnakii ama wadamada kale ee caalmalka guud ahantii jawaab Talada aan soo jeedinayaa kow dhalinta waxaan leeyahay la yimaada akhlaaqdii wanaagsanayd ee dhalintu lahayd ciyaarahana u arka in ay yihiin kuwa bulshada isku soo dhaweeya, “Manta kooxdan ayaad joogtaa barina kooxdaas kale ayaa laga yaabaa in ay ku iibsato” Ciyaaraha u arka barnaamij caafimaadkiinu ku jiro. Dhalinyarow u soo jeesta dalkiina kana shaqeeya in aan Ciyaarha ka dhigataan mid aad isku barataan wajiyo cusub oo meelo kala gadisan ka dagan Dalka. Axmadjamaal Maxamuud Ordaaye
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
|