| FIFA OO SOO SAARTEY TOBONKA CIYAAR-YAHANO EE CAALAMKA UGU MUSHAARAADKA BADAN. |
|
| Friday, 26 February 2010 | |
|
Hadaba dad badan ayaa waxay u dhuun duleelaan sidii ay ku ogaan lahaayeen tobonkaasi ciyaar-yahano, hadaba Shabakadda wararka ee hadhwanaagnews ayaa waxay idin suurta gelisay soo gudbinta tobonkaasi ciyaar-yano iyo weliba qarashaadka ay qaateen iyo kooxaha ay u ciyaaraan.
1 - Cristiano Ronaldo (Real Madrid, £11.3million)
Waxaana shaki ku jidhin in ciyaar-yahanka sanadkaan ugu mushaarka badan uu yahay Christiano Ronaldon oo iminka u ciyaara kooxda tunka weyn ee Real Madrid. Dhanka kale haddii aanu ku yara lee-xano Champion League, ciyaar ay xalay iskaga hor yimaadeen labada kooxood ee Inter Milan Chelsea ayaa waxay kusoo idlaatay 2-1, oo ay guushu ku raacday Inter Milan, waxaana xalay marti loo-ahaa kooxda kubada cagta ee Inter. Tababare Murinho ayaa xalay waxay u aheyd guul wanaagsan, bacdamaa ay tahay markii ugu horeysay oo uu ka hor yimid kooxdiisii hore.
Mr Jose Murinho mar uu saxaafadda la-hadlaayay xalay ayaa wuxuu sheegay in ay u soo gudbeyn wareegga 8-aad, taasoo uu ula jeeday Chelsea waanu ka adkaan doonaa ciyaarta kale ee soo socota.
Habeen hore-na ciyaar aanan xiiso laheyn oo dhex martay Barcelona iyo Stuttgart ayaa waxay kusoo idlaatay 1-1, waxaana marto loo-ahaa kooxda Stuttgart. Ugu danbeentiina, gool-hayaha kooxda kubada cagta ee Juventus waa Buffon´e ayaa waxaa soo gaaray dhaawac fudud, wuxuuna garoomada ka maqnaan doonaa mudo Bil ah. Shabakadda Hadhwanaagnewsmedia kala soco ciyaaraha caalamka.
Xigasho Xasan Cadde Hadhwanaagnews Kuala Lumpur Malaysia This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
|
| < Prev | Next > |
|---|






Xiriirka kubada cagta ee caalamiga ee FIFA ayaa wuxuu soo saaray tobonka ciyaar-yahano ee caalamka ugu mushaaraadka badan. 













