Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
KOOBKII U DIYAAR GAROGA CIYARAHA GOBOLADA SOMALILAND OO DHICI DOONA MILTON KEYNES UK MAGACA CUP Print
Saturday, 27 March 2010
 Waxaan dhamaan baahda  ciyaaraha xiisaysa  la ogaysiinayaa  in la qaban doono  cup  lagu macagaaco SOMALILAND WEEK   

koobkan waxa loogu tala galay  in loogu diyaar garoobo   koobkii  ciyaaraha  gobolada  ee  ay  isku arkayeen ciyaartoyga  qurba jooga  iyo  kuwa wadanka  sii  joogay.Hadaba  koobkan waxa  uu ka dhici doonaa magalada milton keynes     waxaananu u qorshaynay inuu  dhaco  sanad walba  hadii alle  idmo    sanad walbana   ciyaaraha gobolada  somaliland  ka hor ayuu  somaliland week  dhici  doonaa  waxana tagi doonta kooxda ku guulaysata  koobka  somaliland week  wax ay ahaan  doontaa kooxda toos u  casuuman ee ciyaraha gobolada somaliland ka qaybgalaysa.waxaan dhamaan ogaysiinaynaa    baahwaynta  xiisaysa sports   somaliland  inaan bilaabayno  diwaan galintii  ciyaraha  sidaa daradeed  la soo  xidhiidha  numperada  hoos ku sida ugu  dhakhsaha bada
 
 
 
 
    YASSIN OMAR YARE  07939596962
 
    MOOTE HAJI ALE  070126393319
   
   YASSIN ABDI KABATOLE  DINO  07903555517
   
   CILMI OSMAN WAABARI   0751505109

 
< Prev   Next >

Player Profiles

 

 
 

 
 
 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Polls
Sideed u aragtaa Ciyaaraha Dalkeena?
 
Yaa Ka Masuul ah Ciyaaraha Dalka ?
 
 
Copyright Somalsports
Top! Top!