Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Nation Link-Link University Tournament Hargiesa- Somaliland Print
Monday, 18 January 2010
 Tartanka Jamaacahada Hargiesa oo ay isgu soo bexeen labada jaamadacood ee kala ah Admas University iyo Al-Macaarif University,

 

Labadan kooxood oo ka soo kala badiyay kadib markii ay wada ku rideen,  waxa ay maalintii shalay ahayd  Jaamacada Admas iyo Jaamacada Lucy isla mariwaayeen  1 iyo 1 halkaasi oo markii danbe loo dhigay laadka xorta ah, waxayna halkaasi gushi shalay ku raacday kooxda Jaamacada Admas halkaasi uu ay u soo baxday Ciyaarta kama danbeysta ah ee Finalka, Maanta oo ahayd maalin Axada 17/1/2010 abaaro afartii galabnimo waxa gagada ciyaaraha ee Hargiesa Staduim isku haleelay labada Kooxood ee ka kala socda Jaamacada Lucy iyo Kooxda jaamacada Al- Macaarif,  Ciyaartaas oo ahayd mid si aad ah loogu bogay, waxa ay labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaar si aad ah loo xiiseeyay taasi oo dadwaynihiii ka soo qayb galayna indhahooda soo jeedatay,  Labada kooxoodba waxa ay ku dadalayeen sidii ay ugu bixi lahaayeen Ciyaarta finalka, ciyaartaasi waxaay isla dhaafiwaayeen labada kooxoodba 1 iyo1, waxaana loo dhigay laadka xorta ah, waxa halkaasi nasiib wanaag guushu ku raaday kooxda Al-Macaarif oo noqotay kooxdii labaad ee u soo gudubta Ciyaarta Finalka, waxay fooda is daridoonaan xooda iyadu hore halkaas u sii fadhiday ee Kooxda jamacada Admas. Diyaariye: Webmaster Somalsports Hargeisa  

 

 
< Prev   Next >

Player Profiles

 

 
 

 
 
 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Polls
Sideed u aragtaa Ciyaaraha Dalkeena?
 
Yaa Ka Masuul ah Ciyaaraha Dalka ?
 
 
Copyright Somalsports
Top! Top!