Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
Wararkii ugu danbeeyey ee Horyaaladda Talyaaniga, Ingiriiska iyo Spain Print
Thursday, 22 October 2009

 Waxaa la-wada ciyaaray dhamaan horyaaladda wadamada Talyaaniga, Ingiriiska iyo Spain iyadoo uu ahaa mid aad u xiiso badan. Aanu ku hormarno dhanka Talyaaniga.

Horyaalka dalkaasi oo la-wada ciyaaray iyadoo ay Inter oo kaliya hogaanka u heyso horyaalkaasi.

Juventus oo barbar-dhac ka dhamaan la’ ayaa mar kale Fiorentina la-gashay barbar-dhac.

Fiorentina oo Goal-ka ku hor martay ayaa daqiiqadii 19-aad Juventus heshay Goal-kii barbar-dhaca iyadoo uu u dhashay Xiddigooda weyn ee Amauri.

Dhanka Ac Milan oo waa yahaanba qudheeda ka dhamaan weyday barbar-dhac ayaa Isbuucaan badisay taasoo u horseeday Xiddigii hore ee Barcelona waa Ronaldinho.

Waxayna kooxaha isku arkeyn sidatan.

Genoa Vs Inter Milan 0-5.

Juventus Vs Fiorentina 1-1.

Catania Vs Cagliari 2-1

Chievo Vs Bari 1-2

Lazio Vs Sampadoria

Livorno Vs Palermo 1-2

Napoli Vs Bologna  2-1

Parma Vs Siena 1-0

Udinese Vs Atalanta 1-3

Ac Milan Vs Roma 2-1

Dhanka kale waxaa wax weyn iska badalay Horyaalka dalkaasi Ingiriiska.

Chelsea oo wax badan la-fiyaayey iney ku barbarto Aston Villa, ayaanan taasi dhicin oo Chelsea ayaaba Afka ciida loo-daray. Manchester United oo ka faa’iideysatay guul daradii Chelsea ayay  hogaanka sidaasi ugu qabatay.

 

Waxayna isku wada arkeyn Kooxaha sidatan

Aston Villa Vs Chelsea 2-1

Arsenal Birmingham C. 3-1

Everton Vs Wolverhampton W . 1-1

Manchester U. Vs  Bolton W. 2-1

Portsmouth Vs Tottenham H. 1-2

Stoke C. Vs West Ham U. 2-1

Sunderland Vs Liverpool 1-0.

Blackburn R.Vs Burnley 3-2

Wigan Athletic Vs Manchester C. 1-1

Fulham Vs Hull C. 2-0

 

Ugu danbeentiina Horyaalka dalkaasi Spain ayaa la-wada ciyaaray. Barcelona oo Vilencia dhaafi weyday. Halka Real Madrid-na ay Goolal badan dhalisay.

Waxayna kooxaha ay iskugu dhaceyn sidatan.

Deportivo La Coruna Vs Sevilla 1-0

Real Madrid Vs Valladolid 4-2

Valencia Vs Barcelona 0-0.

Espanyol Vs Tenerife 2-1

Malaga Vs Almeria 1-2

Mallorca Vs Getafe 1-3

Xerez Vs Villarreal 2-1

Zaragoza Vs Racing Santander 2-2

Athletic Bilbao Vs  Sporting Gijon 1-2

Osasuna Vs Atletico Madrid 3-0.

 

 
< Prev   Next >

Player Profiles

 

 
 

 
 
 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Polls
Sideed u aragtaa Ciyaaraha Dalkeena?
 
Yaa Ka Masuul ah Ciyaaraha Dalka ?
 
 
Copyright Somalsports
Top! Top!