Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
XULKA KUBADA CAGTA EE G AWDAL OO 4:1 KAGA BADIYEY KOOXDA MARENISKA MARAYKANK Print
Wednesday, 19 May 2010
 Xulka kubada cagta ee g awdal somaliland oo todabaadkan ku sugnaa magaalada djibouti ayaa ciyaar xiiso leh ay ky dhexmartay garoonka wayn ee alxaaj xaahan guled stadium ciyaartan oo ciyaartii labaad ee ay ciyaran g awdal ciyaartan oo dad wayne aad
tiro badani kasoo qayb galeen

Abaaro 4 tii galabnimo ayay bilaabantay ciyaartii kooxiba kooxda kale ayay weerar ku qaaday wax yar ka dib waxaa usuuro galay kooxdii marineska maraykanka inay hal gool ka dhiliyaan kooxdii awdal ciyaarta qaybteedii hore ayaa ku dhamaatay 1 iyo 0
waxaa la isugu soo laabtay qaybtii labaad ee ciyaarta waa ay bilaabantay xulka awdal waxay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo raali galisay taageerayaashoodi oo uu ka dhexmuuqday calanka somaliland wax yar ka dib cayaaryahandii awdal hal gool ayay ku hubsadeen shabaqa kooxdii mareniska maraykan hal gool iyo hal gool ayay noqatay

weerar yahanada g awdal ayaa waxay sareen clays badan difaacii kooxda marineska weerar is dabajooga ciyaartiina waxay kusoo gabo gabooday 4 gool iyo 1 gool guushiina ayku raacday g awdal

 

Xigasho: Gabiley net

muhyadiin gurey
dallas texas

 
< Prev   Next >

Player Profiles

 

 
 

 
 
 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Polls
Sideed u aragtaa Ciyaaraha Dalkeena?
 
Yaa Ka Masuul ah Ciyaaraha Dalka ?
 
 
Copyright Somalsports
Top! Top!