| Afhayeenka Maxkadaha Islaamiga Oo Shaaca Ka Qaaday In Garoonka Stadium Muqdishu Dib ay Ugu Bilaaban |
|
| Saturday, 17 January 2009 | |
|
Muddo labo sano ka dib oo ay Tuulada Isboorti (Stadium Mogadishu) aysan ka socon wax dhaqd
Maanta ayay suragaashay in ciidamadaasi Ithopian-ka ah ka dhaqaajiyaan Tuulada isboorti ee Caalamiga (Stadium Mogadishu) .
Afhayeenka Maxkadaha Islaamiga Sheekh C/raxiim Ciise Caddo woo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in uu garoonka Muqdishu uu furan yahay dhaqdhaqaaqiisii hore ay caadi ahaan doonaan.
Arintan ka soo yeeray Mas`uulkan ku hadlayay Magaca Maxkadaha Islaamiga ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay dhamaan bulshada isboortiga jecel gaar ahaan dhallinyarada . Inkastoo mas`uuliyiintooda GOS aysan ka hadlin soo dhaweynta warkaan ka soo yeeray Afhayeenka Maxkadaha .
Tuulada Isboortiga Muqdishu Stadium oo lahaa garoomo Caalami ah si qurux badan u dhisnaa aadna u baaxad weyn isla markaaasina ka koobnaayeen qeybo kala duwan oo dhinaca isboortiga oo ay dhismahiisa hirgelisay dowladda Shiinaha ayaa waxaa si weyn u saameeyay bur burkii ka dhacay dalka iyadoo bililiqo xoogan iyo bur bur loo gaystay ayna u dheer tahay ciidamada ajnabi ee dalka yimaada ay ka dhigtaan Fariisin Military iyagoo u arka in ay u tahay goob Military Strategy.
|
| < Prev | Next > |
|---|






haqaaq isboorti sababo la xiriira ciidamo Itoobiyaan ah oo halkaasi fariisin Military u ahayd .
















