| HAMBALYO AROOS |
|
| Thursday, 04 March 2010 | |
|
Dhamaan bahda shabakada SomalSports iyo dhamaan asxaabta arooska ka soo qayb gasay ee reer hargeisa waxaayna Habalyo iyo bogaadhin u dirayaan , Arooska CISMAAN SALEBAAN DIIRIYE (LABA QORI) IYO IFRAX AHMED MAXAMEDKHAYRE
Oo aqal galkoodu ka dhacay magaalada hargiesa 3/3/2010, waxaanu arooskoodaasi ka qabsoomay Panaroma Hall halkaas oo habeenkii xalay ahayd loogu ciyaarayay Caruuska. Asxaabtaas oo iskugu jirtay bahda sportska ee magaalada hargiesa, iyo dhamaanba qaraabadii labada qof ee mataanaha xalay halkaasi ku noqday. wuxuuna arooskaasi ahaa mid aan loo kala hadhi, waxaan dhamaantayo arooska iyo caruusada hawada u marinayaa hambalyo iyo duco, ( inshaa allaahu alle ha idinka yeelo kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hela) Amiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiin
Hargeisa
|
| < Prev | Next > |
|---|






















