Home
Sunday, 05 September 2010
 
 
JAWAABTII CIYAARAHA GOBOLADA MAXAA HORTAAGAN Print
Thursday, 08 April 2010
 ASCwaxaan dhamaan salaamaya dadka reer somaliland dibade iyo gudaba waxaan si gaar ah uu salaamaya hadhwanaagnews waxanaan aad iyo aad ugu mahad celinaya sida fiican ee ugu shaqaayan wariyasheedu dalkooda

hadh iyo habeenba heeganka ugu yihiin sida akhbaaraha barnaamijyada iyo arimaha faraha badan waxaan jecelahay inaan ka qayb qaato dooda fiican walalkeen xuseen wacaf ino furaay
 
hal ku dhigeedu aha maxaa hor taagan ciyaaraha gobolada somaliland ayana jecelaad inaan ka qayb qaato, markaay hore aad baan ku salaamay xuseenow walal wxaan xasuusta wagii aad uu ciyaari jirte togdheer
 
aad ku jirteey kooxdii caafi la odhan jiraay hadaa xuseen su´aashidaadi aan iskudaayo inaan ka jawaabo kama wada jawaabi karoo
 
horaa loyidhi nin hadal badiyeeyba ma dhameen nin hadal yareyena waxba kam tegiine oo hadal ma dhamaadeeye  ciyaaraha gobolada dalka wax hortaagan dadkii ay doorteen goboladu
 
haday tahay kuwa xukumada hayaa ee dawlad sheegte fadhiidka ah ee xaraanku naaxa wax umad uu qabteen aanu jirin
 
hadana kuba mashquulsan ina kala qaybiyaan bulshada iyo dhalinyarada hal kay isukeeni lahayeen
 
kuwaas gabay kaalintood waxaa kalo yaguuna canaan leh bulshada wax magarada ah wali kuwaas wax ka sugaaya
 
ee reer burco 1 uu yihiin waxa weeye hadii awrka haamaha aad saarte rereka maalinta uu dhaamisa uu hama cidla
 
lafadhiisto maalinta danbe waa layska bedelaaye ileen shalay buu fashilmaaye mid kale ayaa la dhaansada
 
hadaba dadka wax ma garatada ah ee wali kuwaas wax ka sugaaye maalin walba kusoo biraaye durbanada uu tumaaya
 
kuwaasba ka danbeeya dib uu dhacay ku yimi ciyaaraha iyo dhiibadada kale dalka soo food saartay
 
 
markaa dadki ay doorteenba gabay kaalintooda oo hal kaadhigay inaan somaliland  aan hore uu socon dib u socota
 
masuuliyada waxay saaran tahay dawlad iyo wasarada ciyaraha waana xil gudasho la´aan wayn
 
lakiin siyaasada xisbiga shuuciga ah udub iyo gudoomiayahooda aw rayaale ba ah
 
inaan la qaban ciyaaraha gobolada dhaliyaradu isku baranayso ileen hadii lays barto waa lays waresanaya ka dibna
 
waa la tashan doonan ka dibta dantooda iyo danta guud meel uga soo wada jeesan donaan ine dhaliyarada la siiyo jaad
 
 iyo daroogada maan dooriyaha ah ine lagu beero qabyalada iyo reer hebel
 
markaas meesha ma taalo dawlad umada uu adeegaysa ama uu siman ee waa xisbi xaraan ku haysta dalka iyo dadka
 
wasiiraduna waa kabal qabiilayaal  oo qaba.ile wasiir waliba wax uu ka shaqeeya sida reerkiisuu uugu xidhnaan lahaay
 
umadan habacsan ee huruda bari hore seexaday wax la gudboon ine hurdada baraarugano fadhiga ka kacaan
 
maseerka umadooda iyo aayaha dalkooda ka tashadaan lakiin haday sidaa kuu sii socoto waa marlabaad udub doortaan
 
waa 10 sano gaajo ah iyo darxumo waxbarasho la;aan sports la ´aan dimiquradiyad la.aan wax qabad la;aan
 
 
 markaay waxaan odhan lahaay
 
xuseenow gobolada wax hortaagan ciyarahoodi dadkii ay doorteen 

waa yuusuf hueisn kaba dheere
 
iswiidhan
 
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Xigasho: Hadhwanaag News

 

 

 
< Prev   Next >

Player Profiles

 

 
 

 
 
 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Polls
Sideed u aragtaa Ciyaaraha Dalkeena?
 
Yaa Ka Masuul ah Ciyaaraha Dalka ?
 
 
Copyright Somalsports
Top! Top!