| Ka qaayb qaado Mashruuca Dayactirka Garoonka Hargeisa Stadium |
|
| Friday, 30 April 2010 | |
|
Waxaanu dooneynaa inaan garoonka weyn ee Hargeysa hawsha ka bilowno oo dayactir ku sameyno In la dhigo garoon roog ah (kunstgress) Loo sameeyo guddi gaar ah oo garoonka maamnusha , La sameeyo cid ilaalisa garoonka La soo celiyo tartannadii loo qaban jirey dhallinyarada, La sameeyo kooxo professional ah Sidaa darteed waxaan u baahaney caawimadaada Fadlan Ku shub tabarucaaga Idrett, ungdom og utvikling (IUU) Post Banken Konto nr 0539 7051422 Oslo Norway
Wixii war dheeraad ah la xidhiidh Hassan Mohamed Abdalla(waraabacadde) Telefon: 004746386177 Sacad Hashi ( Xisaabiyaha) Telefon: 004745268891
Haa Waan Dhisi Karnaa (Yes we Can)
Idrett, ungdom og utvikling (IUU)
Isboortisku waa u muhiim qof kasta gaar ahaan carruurta iyo dhalinyarada waayo wuxuu kobcinayaa garaadooka iyo jidhkoodaba. Waxa uu ilmaha ka ilaalinayaa mukhaadaraadka, qabyaalada iyo waqti dayicida. Waxaan dooneynaa inaanu sare u qaadno tayada ciyaaraha ee dalkii. Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo. Inkasta oo uu muuqaalka garoon leeyahay, haddana marka aad gudihiisa gasho inshaadu kuma farxayso ee aan u gurmano hawshan. Xaaladad uu garoonka weyn ee Hargeysa Stadium hadda ku sugan yahey
Hargeisa Stadium Mashruuca qaaraanka 2010 Sidan ayeynu ka dhigeynaa garoonka Hargeysa insha Allah! Min Fadlak Foomka soo buuxi kuna soo dir cinwaanka hoos ku qoran Hargeisa Stadium Mashruuca qaaraanka 2010 Navn ______________________ Tlf ______________________ E-mail _____________________ Beløp ______________________ Prosjekt formål : Legge kunstgress Hargeisa stadium In la dhigo garoon roog ah (kunstgress) Pris(qiimaha) : ca 250.000 kr Halku dhigeenu waa: Gacmo wada jir beey wax ku gooyaan Sportska dalkenii hooyo, cidina uma maqna ceelna uma qodna. Mahadsanid E-post This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
cid kasta oo qaaraanka ka qaayb gasha waxaay kala socon doonaan websidka magacyada iyo inta uu bixiyay qofku si aay wax walba u iftiimino Alaa mahad leh.
|
| < Prev | Next > |
|---|
























