| Kooxda Star oo ku durdurisay Kooxda Telcom |
|
| Saturday, 24 October 2009 | |
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa waxay shalay galab dhex martay labada kooxood ee kala ah Kooxda Star iyo Kooxda Telcom, ciyaartaas oo ay labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaar aad u saraysa ayaa waxaaa ciyaarta hogaanka .....
u hayay kooxda Star halkaasii oo ay dhanka kale kooxda telcom ay dadaal ugu jirtay in ay qabato hogaanka kulankan ciyaareed, Kulanka ciyaareed oo ahaa mid si wayn loo soo agaasimay taasi oo kulankii ugu horeeyay ay yeeshaan labadan kooxood. gabagabadii ciyaarta ayaa waxa ay ahayd mid guud ahaanba gacata u gashay kooxda Star, ciyaartaasina waxay ku soo gabobowday 1 iyo0 Diyaariye Somalsports Reporter
![]()
![]()
|
| < Prev | Next > |
|---|