| Pepe" Cristiano Ronaldo Wuu Is Casili Donaa Afar Bilood Ka Dib" |
|
| Friday, 23 October 2009 | |
Sixiroolaha lagu magacabo Pepe ayaa waxuu sheegay isagoo uu u waramayey Wargeyska caanka ah Ee Correio da Manha Ee laga leeyhaya Wadnka Portuga in xirfada ciyaareed Ee
Xiddiga Adduunka Ugu qaalisan Ronaldo ay ka dhimantahay mudo afar bilod oo qura ka dibne uu ciyaaryahanka gabi ahaanba ka fariisan doono kubada cagta,l. Pepe oo u waramayey Jaraa’idka Correio da Manha ayaa sheegay in ciyaaryahanka lagu magacaabo Ronaldo u ciyaaraha ka fariisan doono Saddex Ilaa Afar Bilood kadib, waxana u sheegay in ciyaaryahan Ronaldo uu gaaadhay Dhaawac halis ah marka uu ka soo laabttay kii hore kaasi oo sababikara inuuna dib dambe ugu soo laaban ciyaaraha Kubadda cagta. Wuxuna intaas ku daray" Qoyska Ronaldo wey caawin doonaan wiilkoda,laakiin kuma guuleysan doonaan" Pepe oo 27 sano jir ah ayaa sidoo kale sheegay inuu lacag fara badan ka helay haweeney ka soo jeeda qoys lacag leh waxuuna sheegay inay ka dalbatay inuu sixrtay Ronaldo si ay ugu aarsato Hadalka Sixiroolaha ayaa daba socda hadalo u horey u sheegayn Jaraa’idka wadanka Spain iyo Portugal hadlkaas oo ahaa in Ronaldo la sixray, Hadalka sixiroolaha ayaan la aqoon sidaa u dhab u noqon doono, in kasta oo qoyska Ronaldo sheegen in sixiroole Pepe u yahay nin lacag doon ah. |
| < Prev | Next > |
|---|






















