|
Waraysi Khaasa : Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade oo ka soo jeeda Somaliland oo ka mid ... |
|
|
Sunday, 11 April 2010 |
Rugcadaadigii Hore Soo Rogaal Celi ,Waxaa noo surta gashay in aan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelano Md:Xasan Waraabe Cadde oo ka mid ah rugcadaadi ka mid ahaa ciyaar yahanadi hore ee kasoo ciyaaray naadiyadii heerka kowaad ee Somaliya sida kooxdii kubada cagta Madbacada Qaranka markii dambane loo bixiyay
MBC club oo ay ku bahoobeen Mabdacada Qaranka ,Bangiga iyo Caymiska. Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade wuxuu waraysigiisa kaga hadlay arimo badan oo taabanaya barisamaadkii, iyo tariikh ciyaareedkiisii iyo arimo u badan waano iyo dhaliilo . Rugcadaadi Xasan Waraabe Cade mar aan wax ka wadiinay sabobaha keenay inay Ciyaarihii gobollada la qabanwaayo ? Wuxuu carabaabay oo uu ka dhawajiyay in ay suuro gal ahayn in ay qabsoomaan tartamada Ciyaaraha Gobolada ee Somaliland taas uu sabab uga dhigay ceeryaanta hadhaysay Somaliland ee ku aroorta dhaqaala xumada iyo u diyaar garoow la`aan ka dhexmuuqata mas'uuliyiinta xiriirka kubbada cagta ee Somaliland . Rugcadaadi Xasan Warabe Cade waa nin ay ku dheertahay wadniyad qoto dheer oo aad u jecel inuu dalkiisa iyo dadkiisa uu wax u qabto Xigasho: http://salalnews.com/news.php?readmore=2758 Dhagaysi wacan...... Warqaade :Mohamed Ali Oslo Salalnews |