| xuska maalinta biyaha aduunka oo ciyaar xiiso leh kudhexmartay caafi iyo nesco |
|
| Wednesday, 24 March 2010 | |
Marka horewaxaan halkankasalaamayaa dhmn dadka reer s/land iyo daadihiyayaasha hadhwanaag oo habeen iyo maalinba u heelan siday sidii ay dadka u xidhiidhinlahaayeen intaa kadib
Ciyaar munaasabada oo loogu talo galay maalinta xuska biyaha 22 march aya ay ku dhexmartay kooxaha caafi ee horyaalak gobolka togdheer iyo nesco oo horyaal ku xigeena ciyaartan oo bilaabmatay 4:30 kana socotay garoonka alamzay studiom ayaa ay labada kooxoodba waxay soo bandhigeen kubad aad uheersaraysa laakiin labada kooxoodba wax goolala may keenin ciyaartana haafkii hore sidaa ayuu ku dhamaaday hafkii danbe ayaa laysu soo noqday fursado badan ayeey kooxda caafi iska dayacaday ciyaarta intii badnayd gacanta ku haystay halkaasoo uu weerar yahanka da ada yar (shiine )isku dayey fursado badan inuu dhaliyo laakiin ay usoorto galiwayday ciyaarta oo ay aad uga muuqdeen ciyaaryahanada fatax buudi iyo juuqa ayaan wax goolala suurta galin ciyaartii wax ku soo gaba gawday eber iyo eber waxaana la laatay rigoorayaal maadama oo uu koob yaalo kooxda caafi waxaa udhaliyey 4ciyaartooy halka kooxda nescona ay udhaliyeen 2cayaartooy sidaasayna kooxda caafi guushii ku raacday
shaafici daroor This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it |
| < Prev | Next > |
|---|






















